Thursday, April 25, 2024

WhatsApp oo dhawwaan billaabaysa hab cusub oo dad badan ay hal mar isku wici...

Barta ay dadka badan kuwada sheekeestaan ee WhatsApp ayaa maalmaha soo socda soo  bandhigi doonto hannaan cusub oo ay dadka isticmaala isku wici karaan,...

Dalal ka tirsan caalamka oo u dabaaldegay Sanadka cusub ee 2019 (Daawo Sawirro)

Qaar ka mid ah dalalka caalamka oo uu ka bilowday sanadka cusub ee 2019ka ayaa waxaa ka dhacay dabaaldegyo lagu soo dhoweynayao curashada sanadka...

Zelensky oo sheegay in dalkiisa ay xaaladii ugu adkeyd ka heysato dagaalka Ruushka

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa ku booriyay wadamada Reer Galbeedka inay ku soo rogaan dowladda Ruushka cunaqabatayn dheeri ah, si ay fal celin ugu...

Rasaas wali ka dhax socota Hotelka Dusit iyo ciidamada Kenya oo galay dhismaha Hotelka

Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa sheegaya in wali rasaas xoogan ay ka socoto dhismaha Hotelka DusitD2...

Nin 38-sanno u xirnaa Dambi uusan gelin iyo Sabab layaab leh oo lagu ogaaday

Maurice Hasting, ayaa waxa uu in ka badan 38 sano ku xirnaa xabsiga gobolka, iyadoo lagu soo oogay sanadkii 1983-kii dilkii, Roberta Wydermyer, ee...

Dayuuradaha oo laga mamnuucay iney dul maraan Xabsiyada dalka Norwey (Sababta)

Sideed xabsi oo ku yaalla dalka Norwey ayaa laga mamnuucay iney dul-haadaan dayuuradaha yar yar. Mamnuucida ayaa quseyso Xabsiyada kala ah Bergen, kan Halden, Ringerike,...

(Sawirro) Gantaalo loo maleynayo inuu soo riday Ruushka oo ku dhacay dalka Poland

Labo qof ayaa ku dhintay qarax ka dhacay tuulo ku taal Poland oo u dhow xudduudda Ukraine sida ay sheegeen shaqaalaha dab-damiska, iyadoo Mareykanku...

Nin Jirdil iyo Xabsi ku muteestay Funaanada Xulka Kubada cagta ee Qadar uu xirtay

Nin heesta dhalashada dalka  Britain ayaa lagu jir dilay sidoo kale lagu xiray dalka Imaraadaka Carabta ,kadib markii uu ninkaasi xirtay Funaanada Xulka kubada cagta...

Kooxda Taalibaan oo ku dhawaaqday weeraro argagaxiso oo ka dhan ah dowladda Pakistan

Waxaa bur buray heshiis xabbad joojin ah oo ay horey u gaareen kooxda Taalibaan ee ka dhisan dalka Pakistan ee loo yaqaano Tehrik-e-Taliban Pakistan...

Todoba caruur isku qoys ah oo ku dhintay dab qabsaday gurigooda (Daawo Sawirro)

Ugu yaraan toddobo carruur ah oo hal qoys ka soo wada jeeda ayaa ku dhintay, dab subixii hore qabsaday guri ku yaalla magaalada Halifax...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs