Wednesday, April 24, 2024

Dowlada Maraykanka oo qiratay askar & xubno kale oo looga dilay weerarkii Camp Simba

Dowlada Maraykanka ayaa markii ugu horeysay faahfaahin ka bixisay khasaaraha ka soo gaaray weerar saaka dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ku galeen xerada milateriga Camp...

Shirkadda Ethiopian Airlines oo dhisaneysa garoonka ugu weyn qaarada Afrika

Ethiopian Airlines ayaa hadda ku shaqeysa garoonka dayuuradaha Pole ee magaalada Addis oo ku fadhiya 35-km oo labo jibbaaran. Agaasimaha Fulinta ee shirkadda Tewolde Gebremariam...

Godkii ugu dheeraa ee loogu kala gudbayay Mareykanka iyo Maxcio oo la helay (Sawirro)

Ciidamada amaanka dalka Mareykanka ayaa ku guuleestay in ay soo helaan god aad u dheer oo isku xirayay dalalka Mareykanka iyo Mexico, waxaana godkan...

Dadkii ugu badnaa oo hal maalin u dhintay Cudurka Carona iyo tirada dhimashada oo...

Dalka Shiinaha waxaa ka taagan xaalad adag oo ka dhalatay cudurka halista ah ee ka dilaacay qeybo kamid ah dalkaasi, waxaana cudurka Caronavirus hada...

Boqortooyada Sacuudiga oo Ajaaniibta ka joojisay in Cumro u yimaadaan dalkeeda

Boqortooyada Sacuudiga ayaa soo saartay amar ajaaniibta looga mamnuucayo in cumro u yimaadaan dhulka Barakeesan xili uu qaar kamid ah wadamada caalamka uu ku...

Madaxweyne Trump oo go’aan adag kasoo saaray Diyaaradaha uga yimaanaya Yurub

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ka hadlay cudurka Caronavirus ee kusii faafaya qeybo badan oo caalamka kamid ah iyo talaabooyinka dowladiisa qaadeyso si...

Iran oo diiday Kaalmo Mareykanka doonayay in uu ugu yabooho iyo Sababta Keentay

Dowlada Iran ayaa diiday dalab uga yimid Mareykanka oo ku aadanaa in ay ugu deeqaan dhaqaale iyo daawooyin wax looga qabto caabuqa Caronavirus oo...

Somaliland oo Mamnuucday labo ka mid ah Shirkadaha dayuuradaha (Sabab yaab leh)

Somaliland ayaa degaanadeeda ka mamnuucday labo ka mid ah shirkadaha dayuuradaha ee duulimaadyada caalamiga ah ku tegi jiray magaalada Hargeysa. Shirkadaha duullimaadyada ee Fly Dubai...

Sargaal loo heestay dilka Madaxweyne Sheikh Mujibur Rahman oo la dal dalay

Dowlada Bangaladesh ayaa xukun dal dalaad ah ku fulisay sargaal katirsanaa milatariga dalkaasi oo loo heestay in uu ku lug lahaa dil 45-sano kahor...

Saldhigga ciidanka Maraykanka ee Jabuuti oo xanibaad lagu soo rogay (Sababta)

Sida laga soo xigtay wargeys wax ka qora arrimaha milatariga Saldhigga milatariga Mareykanka ee Jabuuti ayaa xayiraad lagu soo rogayaa kaddib markii laga helay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs