Thursday, April 25, 2024

Gabar kale oo lagu la’yahay Gaalkacyo & baadi goob xooggan oo socda

Gabar kale oo magaceeda lagu sheegay Hani Maxamed Warsame oo 13 sano jir ah ayaa la sheegay in lagu weysan yahay magaalada Gaalkacyo Sahro Waadhaho...

Caa’isho dhimashadu naruuro iyo naxariis bay u ahayd..!!

Caasho kaliya lama kufsan, kaliya lama dilin ee noloshaa lagu silciyey. Waxaa la sheegay saaka markii lasoo tuuray ayadoo jiwaan ku jirtaa inay noolayd...

Madaxweyne Deni oo qaabilay danjire Andreas Von Vexkull & xubno uu horkacayey (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay safiirka dalka Sweden u fadhiya Soomaaliya Ambassador Andreas Von Vexkull iyo...

Puntland oo amar ku soo rogtay Xisbiyada Siyaasada Soomaalida (War-saxaafadeed)

Dowlad goboleedka Puntland ayaa ku wargeliyay ururrada iyo xisbiyada siyaasadda inay hakiyaan dhammaan wixii shaqo ah ee ay ka waddaan gudaha Puntland, sida ku...

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo la kulmay Madaxweyne Muuse Biixi (Daawo Sawirro)

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa xafiiskiisa magaalada Addis ababa kula kulmay madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta booqasho ku tegay dalkaas. Biixi...

Puntland oo albaabada iskugu dhufatay xaruntii Xisbiga Wadajir ee Magaalada Garoowe

Dowlad goboleedka Puntland ayaa albaabada u laabay xarun uu xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaasiga C/raxmaan Cabdishakuur Warsame ka furtay magaalada Garowe. Xaruntan oo la...

Weeraro la sheegay iney fulin rabtay Al-Shabaab la fashiliyey (Daawo Sawirro)

War ka soo baxay Ciidamada PSF-ta Puntland ayey ku sheegeen iney fashiliyeen weerar Al-shabaab ay damacsaneyd iney ka fuliso gobolka Bari degaano ka mid...

Golaha Wakiilada Puntland oo go’aan ka gaaray Wasiiro la horkeenay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta horgeeyey Golihiisa cusub ee Wasiirada Golaha Wakiillada ee Maamul Goboleedka Puntland oo ku gudajira hawl-maalmeedkooda shaqo...

Ciidamada amaanka oo gacanta ku dhigay Rag dilal ka geestay Boosaaso (Daawo Sawirada)

Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa howlgalo ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxa ay kusoo qab qabteen dhalinyaro lagu eedeeyay in...

Nin la sheegay inuu Ganacsade ku dilay Magaalada Boosaaso oo la soo qabtay

Saraakiisha amniga Puntland ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay nin habeen ka hor magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ku dilay Ganacsade xisaabiye ka ahaa...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs