Friday, April 19, 2024

Ku-xigeenkii Hogaamiyaha kooxda Daacish-ta Somalia oo duqeyn lagu dilay

Mas'uuliyiinta Maamulka Puntland ayaa sheegay in duqayn lagu dilay hoggaamiye sare oo ka tirsan kooxda Daacish Somalia. Wasiirka Amnga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa sheegay...

Dhalinyaro kufsi iyo dil isugu daray haweeney xaamilo aheyd oo Garowe lagu xiray

Ciidanka Ammaanka Maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay Koox dhalinyaro ah oo kufsi ka geystay Magaalada Garoowe. Raggan la soo xiray ayaa lagu eedeeyay inay...

Xukun adag oo lagu riday nin qaba HIV/AIDS oo kufsaday gabar 9 jir ah...

Maxkamad ku taalla woqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa xukun culus oo dil iyo bixinta Magdhow ku riday nin qabay cudurka AIDS-ka oo...

Madaxweyne Deni oo la kulmay Masuuliyiin katirsan dowlada Imaaraadka (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa kulamo muhiima la qaatay masuuliyiinta Wasaaradda Ganacsiga Imaaraadka, Rugta gancsiga...

Madaxweyne Deni oo u safray dal aan xiriir wanaagsan xiligan la laheyn Dowlada Soomaaliya 

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta safarkii ugu horeeyay ee dibadda ah ugu baxay  dalka isku taga Imaaraadka...

Shirka Baarlamaanka federaalka & kuwa dowlad Goboleedyada oo ka furmaya Garowe

Waxaa Magaalada Garoowe ka furmaya maalinta Berri ee Isniinta shirka madaxda Golayaasha Baarlamaanka ee dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada, iyadoo ay ka qeyb galayaan...

Madaxweyne Deni oo xafiiskiisa ku qaabilay danjire Annett Günther (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo saaka subaxnimadii hore safar dhulka ah kaga soo ambabaxay magaalada Boosaaso, soona Gebagebeeyey safarkiisii taariikhiga ahaa ee Gobolada...

Saciid deni oo dhagax dhigay Mashaariic laga fulinayo Boosaaso (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Boosaaso maanta ka dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo ay ka mid yihiin xaafadda cusub oo lagu magacaabo...

Khamro la sheegay in sidii caanihii oo kale looga cabo magaalo kutaala Soomaaliya

Dadka isticmaalada Khamrada ayaa kusoo badanaya deegaanada maamul goboleedka Puntland gaar ahaan magaalada Ganacsiga maamulkaasi ee Boosaaso iyo deegaanada hoostaga. Taliyaha ciidamada booliiska Puntland Muxudiin...

Madaxweynaha maamulka Puntland oo Fariin u diray dowlada Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha maamulka Puntland oo ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa kormeeray Dekadda weyn ee magaalada Boosaaso iyo sidoo kale taliska ciidamada...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs