Tuesday, April 16, 2024

Madaxweyne Deni oo la kulmay Madaxweynaha Xaalku ku xun yahay ee Galmudug (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa Waqooyiga magaalada Gaalkacyo kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Kulanka labada Madaxweyne...

Madaxweyne Deni oo gaaray Gaalkacyo, si diirana loo soo dhoweeyey (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug. Weftiga Madaxweynaha ayaa intaanay...

Saciid Deni oo gaaray gobolka Mudug, xarigana ka jaray Mashaariic cusub (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayey oo maanta safar shaqo ugu ambabaxay gobolka Mudug ayaa si diiran...

Madaxweyne Deni oo sheegay in la jabsaday Imixaanka degaano ka tirsan Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dugsiga sare ee Gambool ee magaalada Garoowe ku daah-furay Imtixaanaadka Shahaadiga ee dugsiyada Sare iyo dhexe ee...

Puntland oo dowlada Somalia ka dalbatay iney ku soo Wareejiso Qoondada Sanadkan ee…

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta guddoomiyey shirka golaha wasiirada Puntland oo uu  goob-joog ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash...

Madaxweyne Deni oo shaaciyay Qodobadii la isku mari waayay Shirkii Garawe iyo …

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay shir jaraa’id ku qabtay caasimadda Garoowe wuxuu kaga warbixiyay qodobadii sababatay inuu burburo shirkii wadatashiga ahaa ee...

(Akhriso) War-Murtiyeed ka soo baxay shirkii Madaxda Puntland, K/Galbeed & Hirshabelle

Shir Saddex geesood ah oo u dhaxeeyay madaxda Maamul Goboleedyada Puntand, K/Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa caawa lagu soo gebagebeeyey Magaalada Garowe Waxaa shirka furay madaxweynaha...

Weriye caan ah oo loo magacabay afhayeenka cusub ee Maamulka Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulllahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 24, May, 12, 2019 ku Magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland Madaxweynaha Dowladda Puntland. Markuu arkay:...

Madaxweyne Farmaajo oo soo gebagebeeyey booqashadii Garoowe (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo muddo sagaal cisho ah Garowe u joogey shirkii Wada-tashiga Madaxda Soomaaliyeed ayaa maanta soo gebagebeeyey booqashadii...

Qaar ka mid ah raggii loo heystay kiiskii Caa’isha Ilyaas oo dil lagu xukumay

Maxkamadda darajada 1-aad ee Gobolka Nugaal ayaa xukun dil ah ku ridday raggii ku eedaysnaa kiiskii Caasho Ilyaas Aadan oo sanadkaan horraantiisii kufsi iyo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs