Tuesday, April 23, 2024

Nin fududeeyay Dilkii loo geestay Paul Anthony Farmosa oo saakay Xukun lagu riday

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Denbiyada Culus ee maamulka Puntland ayaa saakay xukun dil ah ku riday askari katirsanaa ciidamada badda ee Puntland oo...

Puntland oo xoojisay amniga Magaalada Garoowe & sababta ka dambeysa

Ciidamo ka tirsan kuwa amniga dowlad goboleedka Puntland ayaa la soo dhoobay wadooyinka Magaalada Garoowe, kuwaasoo ku hubeysan gaadiid dagaal sida ay sheegayaan wararka...

Baaritaanka dilkii Boosaaso loogu geestay Paul Anthony Farmosa oo lasoo bandhigayo

Maamulka Puntland ayaa shaacisay in lasoo bandhigayo baaritaano lagu sameeyay dilkii Dekadda magaalada Boosaaso loogu geestay  Maamulihii Shirkadda maamuleysay Dekeda Boosaaso. War kasoo baxay maamulka Puntland...

Maxkamad go’aan ka gaartay Xubnihii xirnaa ee Guddiga Dhismaha Wadada Boosaaso

Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso Maxkamadda Darajada koowaad ee Gobolka Bari ayaa amartay in xabsiga laga sii daayo xubno ka...

Maxaa ka jira dowlada Qatar ku lug laheyd qaraxyo bilo ka hor ka dhacay...

Wargeyska New York Times ee dalka Mareykanka ayaa kashifay in Dowladda Qatar ay ku lug lahayd ugu yaraan mid ka mida qaraxyadii ka dhacay...

Maamulka gobolka Bari oo War ka soo saaray xariga guddiga dib u dhiska jidka...

Duqa Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari C/salaan Bashiir ayaa sharaxaad ka bixiyey sababta loo xiray Masuuliyiintii guddiga dib u dhiska wadada Magaalada Boosaaso oo...

Xildhibaano si kulul uga hadlay xariga Guddiga dhismaha wadada Boosaaso

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Puntland oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa ugu baaqay Madaxweyne Deni inii sii daayo guddi iskugu jira odyaal, culima'udiin iyo...

Dibed-baxyo looga horjeedo Maamulka Puntland oo ka ka dhacay gobolka Bari (Sawirro)

Dibed-baxyo looga soo horjeedo maamulka Puntland laguna diidan yahay xariga guddiga dhismaha wadada Boosaaso ayaa ka dhacay degaano ka tirsan gobolka Bari. Degaanada ay ka...

Puntland oo ka hadashay sida laga yeelayo Dadkii Kheyre kusoo dhaweeyay Gaalkacyo iyo Lacagtii...

Gudoomiyaha gobalka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur , ayaa ka hadlay warar saacadihii lasoo dhaafay la hadal hayay oo sheegayay in maamulka Puntland talaabo...

Guddiga dhismaha garoonka Cawaale oo lagu cadaadinayo iney celiyaan lacagtii DF

Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in maamulka Puntland ay guddiga dhismaha Garoonka Cawaale ee woqooyiga Gaalkacyo culays ku saarayso iney dib u celiyaan...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs