Tuesday, April 23, 2024

Maxkamada sare ee Puntland oo go’aan ka gaartay Ragii kufsiga iyo dilka u geestay...

Maxkamada sare ee maamulka Puntland ayaa maanta go'aan kama dambeys ah ka gaartay sadex nin oo loo heestay in dil iyo kufsi naxariis daro...

Axmed Karaash oo kasoo horjeestay Baaq kasoo yeeray Madaxweyne Deni (Akhriso)

Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland Axmex Cilmi Cismaan Karaash ayaa kasoo horjeestay hadal dhawaan kasoo yeeray Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo sheegay in wadahadal la galayaan...

Xaqiiqada Khilaafka Madaxweyne Deni & Axmed Karaash, Xalkuse Muxuu Yahay?

Puntland waxay jirsatey 20 sano, muddada ay jirtey waa wakhti aad u dheer oo wax badan la qabtey wax badana laga gaabiyey, asaaskeedi waxaa...

Guddi khilaaf ka dhex abuuray Madaxda sare ee Puntland oo la dhaariyey (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa manta hortiisa lagu dhaariyey Guddiga Ku meel-gaar ka ah ee Doorashooyinka Puntland oo maalmo ka hor uu...

Sargaal kasoo goostay Somaliland oo S/Guuto loo dalacsiiyay loona magacaabay Taliye kuxigeen

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu dalacsiiyay Gashaanle sare Caydiid Axmed Nuur Siciid oo katirsan ciidanka booliiska maamulka Puntland. Madaxweyne Deni...

Khamri badan iyo dadkii ka ganacsanayay oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)

Ciidamada amaanka maamulka Puntland gaar ahaan kuwa ka howlaga magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay khamri aad u badan iyo...

Kiiska dilkii Caa’isha Ilyaas oo weji cusub yeeshay & Mid ka mid ah raggii...

Maxkamadda sare ee Puntland ayaa maanta u fariisatay dhageysiga kiiska la xiriira kufsigii iyo dilkii loo geystay Caa’isha Ilyaas Aadan, iyadoo dhegeysiga kiiska uu...

Puntland oo War ka soo saartay doorashadii ka dhacday Kismaayo (Akhriso)

Maamulka Puntland ayaa War ka soo saaray doorashadii gudoonka baarlamanka Jubbaland iyo ku-xigeenadiisa oo manta ka dhacday Magaalada Kismaayo. War-saxaafadeed goor dhow ka soo baxay...

Deni oo Magacaabay Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland (Magacyada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 58, Ogoosto, 17, 2019 ku magacaabay Guddiga ku-meelgaar ka ah ee Doorshooyinka Dowladda Puntland Madaxweynaha...

Deni oo kormeer kedis ah ku tegay qaar ka mid ah heyadaha Maamulkiisa (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeer ku tegey qaar ka mid ah Wasaradaha Dowladda ee ku yaalla caasimadda Garoowe, kuwaasi...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs