Wednesday, April 24, 2024

Degaano ay ku sugan yihiin Kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish oo cirka laga duqeeyey

Wararka ka imaanaya degmada Iskushuban ee gobola Bari, ayaa sheegaya in galabta duqeymo culus oo dhinaca cirka ah lagu garaacay deegaan hootaga degmadaasi oo ay...

Madaxweyne Deni oo lagu hor dhaariyey Wasiiro uu shalay Magacaabay (Daawo Sawirro)

Wasiirada Cusub ee uu Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni magacaabay Oktoobar, 21, 2019 ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe lagu dhaariyey. Maxkamadda...

Deni oo dhaqaale ugu deeqay dhismaha garoonka Kubada cagta Boosaaso (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta ka qeyb-galay munaasabad ciyaar saaxiibtinimo oo u dhexaysay labo naadi oo ka tirsan kuwa gobolka bari, qaar...

(Akhriso) Madaxweyne Deni oo magacaabay Wasiiro cusub iyo labo gudoomiye gobol

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha gobolada Bari iyo Gardafuu. Madaxweynaha ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 85 oo ku taariikheysan 21-ka Octoobar, 2019 ku...

Wararkii ugu dambeeyey Dibad-daxyo rabshado wata oo ka dhacay Garoowe (Sawirro)

Mudahaarad rabshado wata, isla markaana ay ku dhawacmeen haweenay iyo wiil arday ah ayaa maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Dadka dhaawacmay...

Xildhibaano si kulul uga hor yimid go’aan ka soo baxay Wasaaradda A/Gudaha Puntland

Iyadoo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ay joojisay xafiisyo ay wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka ka furteen degaanada maamulkaas ee laga soo doorto ayaa waxaa...

Xafiisyo Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya ka furteen Puntland oo la xirayo !!

Labo wasiir oo katirsan Xukuumada federaalka Soomaaliya Soomaaliya ayaa xafiisyo siyaasadeed waxa ay ka furteen deegaano katirsan maamulka Puntland gaar ahaan deegaanada ay qabiiladooda...

Faahfaahin: Masuul ka tirsan Maamulka Puntland oo lagu dilay Magaalada Gaalkacyo

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya dil xalay Magaalada Gaalkacyo loogu geystay masuul la sheegay inuu ka tirsanaa Maamulka Puntland. Xasan Cabdulle Hiraabe (Xasan Weyne) oo...

Madaxweyne Deni: “Culaysyo dhinacyada Xuduudaha ka saaran ayaa ka jirey Kismaayo” (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa dib ugu laabtay Boosaaso, kadib Caleema Saarkii Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed...

Gaari uu lahaa Taliye ciidan oo la qarxiyay iyo Faah faahino kasoo baxaya (Daawo...

Wararka ka imaanaya Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamusho Puntland ayaa sheegaya in saakay halkaasi uu ka dhacay qarax nuuca gaadiidka raaxada hoosta looga soo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs