Friday, March 29, 2024

Taliyihii Nabad-sugida Puntland ee gobolka Mudug ee goor dhow toogasho lagu dilay

Taliyihii Nabad-sugida gobolka Mudug ee Maamulka Puntland ayaa caawa maqribnimadii lagu dilay woqoayiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka. Dilka Col. Aadan Xaashi Cilmi (Farey) ayaa ka...

Juerg Eglin iyo Xubno la socday oo gaaray magaalada Garawe (Daawo Sawirada)

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda HayƔdda laanqayrta cas ee ICRC oo uu hogaaminayo...

Ciidamo beeleedkii Xoogga ku galay Boosaaso oo ka baxay & Sababta ka dambeysa

Ciidamo iyo Maleeshiyo beeleed uu hogaaminayay Ciise Yulux oo maalmo ka hor magaalada Boosaaso xoog ku galay ayaa galabta ka baxay magaaladaas, ka dib...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntland oo lagu doortay Garawe

Baarlamaanka maamulka Puntland, ayaa goordhaw magaalada Garawe waxa ay ku doorteen Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka maamulkaasi, kadib markii dhawaan xilka laga qaaday Gudoomiyihii Baatlamaanka...

Puntland oo gurmadkii ugu weynaa u dirtay Belad-weyne iyo Deni oo sagootiyey (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ka qeyb galay sagootinta Gurmadkii ugu balaarnaa ee Puntland u dirtay dadweynaha magaaladda Beledweyne oo dhowaan...

Deni oo dhagax dhigay Mashruuca dib u dhiska jidka Garowe & Boosaaso (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dhagax higay Mashruuca Dayactirka Wadada isku xirta Garoowe-Boosaaso iyo Wadada Isku xirta Garoowe iyo Laascaanood oo...

Habraaca Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo lasoo saaray

Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa soo saaray habraaca doorashada Gudoomiyaha Baarlamanaka Puntland, waxa ayna guddigan soo bandhigeen sharuudaha laga rabo musharaxiinta kursigan...

Puntland oo si adag uga hadashay Ciidamo la sheegay in dowlada ka qoraneyso Mudug

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegayay in dowlada federaalka Soomaaliya ciidamo cusub ka qoraneyso Gobolka Mudug gaar ahaan Waqooyiga magalaada Gaalkacyo iyo...

Gudoomiye Dhoobo Daareed oo lagu soo dhaweeyay gobolka uu kasoo jeedo (Sawirro)

Gudoomiyihii Baarlamaanka maamulka PuntlandĀ Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) oo khamiistii Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Puntland xilka ka qaadeen ayaa isaga tagay magaalada Garawe oo horey...

Shan ka tirsan dagaalyahanada Al-Shabaab oo xukun toogasho ah lagu fuliyey

Maxkamada Ciidamada Puntland, ayaa saaka dil-toogasho ah ku fulisay 5 nin oo lagu eedeeyey inay ka tirsanaayeen Al-shabaab iyo Daacish. Ragga la toogtay ayaa waxay...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs