Friday, April 19, 2024

Shirkaddo ka howlgala degaanada Puntland oo xanibaad shaqo lagu soo rogay (Akhriso)

Puntland ayaa shaqada uga hakisay dhammaan shirkadaha ka shaqeeya arrimaha Xajka iyo Cumrada ee ku sugan degaannadaas Qoraal ka soo baxay Xafiiska wasiirka Cadaaladda, Arrimaha...

(Akhriso) Madaxweyne Deni oo xilalkii ka qaaday taliyeyaashii ciidamada PMPF

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.16 February 17, 2020, kuna saabsan Xil-kaqaadis iyo magacaabid Agaasimaha Guud, Agaasime ku-xigeenka...

Madaxweyne Deni & wafdi uu horkacayo oo lagu soo dhoweeyey Jabuuti (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaaladda Jabuuti ee Caasimadda dalka Jabuuti. Madaxweyne Deni iyo wafdigiisa...

Masuul caawa lagu dilay Gaalkacyo & faahfaahino ka soo baxaya

Guddoomiyihii xaafadda Garsoor ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo, Allaha u naxariistee Cabdiraxmaan Nuur Gees-diir ayaa caawa la dilay sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya...

Madaxweyne Deni oo Magaalada Boosaaso ka daahfuray bandhig weyn (Sawirro)

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaaladda Boosaaso ka Daah-furay Carwada Ganacsiga Puntland, Carwadan oo ah tii labaad ee nooceeda lagu...

Puntland oo Qeylo dhaan ka keentay Ciidamo la sheegay in dowlada federaalka geeneyso …

Maamulka Puntand ayaa sheegay in dowlada federaalka Soomaaliya ay wado qorshe ciidamo xoogan ku geeneyso deegaano katirsan gobolka Mudug gaar ahaan dhinaca Puntland. Guddoomiyaha gobolka...

Faah Faahino kasoo baxaya Dhaawac loo geestay Col. Cumar Warsame Ciise

Kooxo hubeesan ayaa maanta salaadii jimcaha kadib rasaas culus ku furay  Taliyaha Saldhiga Booliska Nuur Salaad ee magaalada Boosaso Col. Cumar Warsame Ciise, xili uu...

Gen. Stephen J.Townsend oo gaaray Boosaaso lana kulmay Madaxweyne Deni (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidanka Maraykanka Africom Gen. Stephen J.Townsend iyo wafdi uu hoggoominayo oo booqasho...

Puntland oo ka hortimid sharciga Batroolka ee uu saxiixay Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)

Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay sharciga batroolka ee uu dhowaan saxiixay madaxweynaha Somalia ka dib markii ay soo maray golaha xukuumada iyo labada...

Ilyaas Aadan oo ka hadlay Sababta aan loo toogan mid kamid ah ragii dilay...

Waxaa saakay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari lagu toogtay labo kamid ah sadexdii nin ee Maxkamadaha Puntland ku heleen in ay kufsi iyo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs