Thursday, April 25, 2024

Puntland oo soo saartay Go’aano ay uga hortageyso Caronavirus iyo xuduudo la xirayo

War saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada arimaha gudaha maamulka Puntland ayaa lagu shaaciyay go'aano adag oo looga hortagayo in uu soo gaaro kuna faafo cudurka...

Culimaa’udiin ka hor yimid go’aano shalay ka soo baxay Maamulka Puntland

Guddiga ka hortagga cudurka Coranavirus ee Maamulka Puntland ayaa ka laabtay go’aan shalay kasoo baxay oo ahaa in muddo labo tobadaad ah la xiro...

Puntland oo amar cusub ku soo rogtay Masaajidada & dugsiyada Quraanka

Wasiirka Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqan-celinta maamulka Puntland Cawil Shiikh Xaamud Maxamed ayaa soo saaray amar sheegaya in muddo laba todobaad ah la...

Guddiga doorashooyinka Qaran oo War soo saaray iyo Deni oo ka soo horjeestay

Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa bil ka dib soo dhoweeyay ansixinta iyo saxiixa sharciga doorashooyinka heer federaal iyo meelmarintiisa, wuxuuna guddiga ku...

Qaramada Midoobay oo soo dhaweesay Go’aan uu gaaray Madaxweynaha Puntland

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM ayaa lagu soo dhaweeyay Go'aankii uu dhawaan shaaciyay Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ee ku aadanaa...

Xildhibaano ka soo jeeda Puntland oo ka hor yimid Wasiiradii DF ee shalay ka...

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka DFS oo shir jaraa'id ku qabtay Garoowe ayaa sheegay ayaa soo dhaweeyey war-murtiyeedkii kasoo baxay shirka wadatashiga Puntland ee halkaas...

Madaxtooyada Puntland oo ka hadashay Warqad lagu faafiyay Baraha Bulshada

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay baraha bulshada gaar ahaan Facebook lagu faafiyay warqad la sheegay in ay kasoo baxday Madaxtooyada Puntland oo lagu xanibay Wasiiradii...

Madaxweyne Deni oo amar cusub ku soo rogay degaanada Puntland

Wararka ka imaanaya maamulka goboleedka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in maanta Madaxweynaha maamulkaasi Siciid Cabdullaahi Deni uu soo saaray amar uu ku joojinayo...

Puntland oo shaacisay Ujeedka uu Muqdisho u imaanayo Madaxweyne Deni (Akhriso)

Shir maanta magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ku yeesheen golaha Wasiirada maamulka Puntland ayaa lagu go'aamiyay in Madaxweynaha Puntland Saciid Deni iyo wefdi...

Puntland oo walaac & shaki ka muujisay Ciidamada loo tababaro dowlada Somalia

Puntland ayaa dowlada Soomaaliya ku eedaysay inay wado dhismaha ciidamo hal dhinac ah oo qatar ku ah Amniga iyo Xasiloonida dalka. Qodob ka mid aha...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs