Thursday, April 25, 2024

Madaxweyne Siciid Deni oo isabadal ku sameeyay taliyaal Ciidan iyo Sababaha keenay

Wareegto kasoo baxday madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa isbadal lagula sameeyay Taliyeyaasha Qaybaha ciidamada Booliska ee Gobolada Nugaal, Karkaar iyo Mudug. Madaxweynaha Puntland wareegtada...

Madaxweyne Deni oo ka hadlay geerida Raisul Wasaarihii hore ee Somalia

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Dowladda iyo kan shacabka Puntland-ba waxaa uu uga tacsiyaynayaa shacabka Soomaaliyeed, eheladii, qaraabadii, asxaabtii...

Qaad fara badan oo xalay lagu gubay fagaare ku yaalla Boosaaso (Daawo Sawirro)

Maamulka Puntland ee gobolka Bari ayaa magaalada Boosaaso xalay ku gubay Qaad fara badan oo si sharci darro ah loo soo geliyay magaaladaas. Puntland ayaa...

Ciidamada Puntland oo heegan la galiyay iyo Go’aano adag oo lasoo saaray (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan la qaatay Guddiga Amniga Puntland iyo Guddiga maamulkaasi u qaabilsan ka hortaga Cudurka Coronavirus. Kulankan oo...

Madaxweyne Deni oo si kulul uga hadlay weerarkii lagu dilay Guddoomiyihii Gobolka Nugaal

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya macagaca maamulka iyo kan Shacabka Puntland waxa uu ka tacsiyadeeyey Geerida Alle ha u naxariistee...

Gudoomiyihii Gobolka Nugaal oo u geeriyooday dhaawacii ka soo gaaray qaraxii caawa

Gudoomiyihii Gobolka Nugaal ee mamaulka Puntland Cabdisalaan Gujir ayaa goor dhow u geeriyooday dhaawacyo culus oo ka soo gaaray weerar ismiidaamin ah oo caawa...

Puntland oo ka hadashay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee caawa ka dhacay Garoowe

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa faahfaahin ka bixiyay qarax caawa ka dhacay gudaha magaalada Garoowe. Wasiir Dhabancad, ayaa sheegay in qof isa-soo...

Faahfaahin: Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland oo ku dhaawacmay qaraxii Garoowe

Faahfaahino hordhac ah ayaa ka soo baxaya qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Garoowe caasimada Puntland caawa fiidnimadii. Sida ay xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan...

Weerar ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Magaalada Garoowe

Qarax weyn oo ismiidaamin ah ayaa goor dhow oo fiidnimadii ah ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Wararka qaar ayaa sheegay in gaari...

Puntland oo karantiishay dad ay Ajaaniib ku jiraan oo looga shakiyay Covid-19

Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta karantiishay dad looga shakiyay in ay qabaan caabuqa Caronavirus, waxaana dadkaasi la geeyay goob gaar ah oo wasaarada caafimaadka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs