Thursday, April 18, 2024

Taliska Booliska Puntland oo digniin adag siiyey dadka laga helay cudurka COVID-19

Taliska Booliska Puntland ayaa digniin u diray dadka la xaqiijiyey inuu soo ritay Covid-19 ee hareer-maraya talooyinka caafimaadka iyo amarka ku saabsan inay guryahooda...

Wasiiro ka tirsan Maamulka Puntland oo laga helay cudurka COVID-19

Maamulka Puntland ayaa caawa shaaciyey kiisas cusub oo cudurka Coronavirus ah, kuwaasoo laga helay degaanada hoos taga maamulkaas. Wasiirka Caafimaadka Puntland Jaamac Farax Xasan ayaa...

Qofkii ugu horeeyey oo degaanada Puntland ugu geeriyooday cudurka COVID-19

Maamulka Puntland ayaa xaqiijiyay in bukaankii ugu horreeyay gudaha Puntland ugu geeriyooday xanuunka COVID-19. Marxuumka ayaa 21-kii bishan April ku geeriyooday degmada Galdogob ee gobolka...

Deni oo Odayaasha degmada Qardho kala hadlay qodob Muhiim ah (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Nabadoonada iyo waxgaradka gobolka Karkaar, Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda ka dhalatay...

Weerar dad lagu dilay oo saaka ka dhacay Boosaaso iyo faahfaahino ka soo baxaya

Askari ka tirsanaa ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa saaka waaberigii lagu dilay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa la sheegay iney...

Iska horimaad caawa ka dhacay Magaalada Garowe & faahfaahino ka soo baxaya

Israsaasayn ayaa caawa magaalada Garowe ku dhexmartay ciiddanka ilaalada bandowga Garowe iyo ciidamo kale oo ku sugnaa goob lagu caweeyo oo ku taalla magaaladaas. Sida...

Amar wadajir uga soo baxay Puntland iyo Galmudug oo ka dhaqan galay Gaalkacyo

Guddoomiyeyaasha Gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug Axmed Muuse Nuur iyo Cabdiraxmaan Cali Diiriye oo maanta wadajir shir ugu qabtay Gaalkacyo ayaa si wadajir...

Puntland oo caawa ku dhawaaqday kiiskii ugu horeeyey ee cudurka Coronavirus

Puntland ayaa shaacisay caawa in degaanada maamulkaasi laga helay kiiskii ugu horeeyay oo ah cudurka Coronavirus ee halakeeyey inta badan dalalka caalamka. Guddiga ka hortagga...

Puntland oo go’aan adag kasoo saartay salaadaha Jamaacada ee Masaajida lagu dukado

Maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray amar cusub oo lagu joojinayo in salaada Jimcaha iyo salaadaha kale ee Jamaacada lagu dukado masaajida kala duwan...

Madaxweynaha Puntland oo wadahadal la yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan hab maqal iyo muuqaal ah...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs