Thursday, April 25, 2024

Puntland oo goob fagaare ah ku toogatay rag ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab

Magaalada Boosaaso ayaa waxaa maanta lagu toogtay saddex nin oo horey ay maxkamadi ugu ridday xukun ah iney ka tirsanaayeen ururka Al-Shabaab, kuwaasi oo...

Booliska Puntland oo talaabo ka qaaday Saraakiil si xun ula dhaqmay gabdho dhallinyaro ah

Taliyaha Booliska Puntland Gen. Cabdi Xasan Xuseen (Cabdi Yare) ayaa shaqo joojin ku sameeyey Taliye ku xigeenka qeybta Booliska gobolka Karkaar Jaamac Cismaan Axmed...

(Akhriso) Puntland oo War kulul ka soo saartay xaalada dalka, 12 qodobna ku eedeysay...

Maamulka Puntland ayaa War-saxaafadeed kulul ka soo saaray xaalada dalku ku sugan yahay iyo sida DF uga cagajiideyso iney qabato doorashooyinka xiliga kala guurka. Puntland...

Ciidamada Danab oo Gaalkacyo ku dilay sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab iyo kuwa gaarka ah ee PSF-ta Puntland ayaa howlgal ay ka fuliyeen Magaalada Gaalkacyo maanta ku dilay nin la...

Khilaafkii Madaxweyne Deni iyo Axmed Karaash oo ugu dambeyn la soo afjaray

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan fool ka fool ah ku yeeshay magaalada Garoowe ka...

Wasiiro ka tirsan Puntland & Galmudug oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Gaalkacyo (Sawirro)

Magaalada Gaalkacyo waxaa maantay kulan heer sare ah ku yeeshay laba wafdi oo ay kala hogaaminayeen wasiirka Amniga Gudaha Galmudug iyo wasiirka Arrimaha Gudaha...

Dhoobo-daareed: “Deni wuxuu diiday xuquuqdii yareyd ee dastuurku siiyay Ku-xigeenkiisa”

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed), ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Deni inuu masuul ka yahay khilaafka kala dhexeeya ku-xigeenkiisa...

Madaxweyne Deni oo ka hadlay geerida Marxuum Ismaaciil Diiriye Gama’diid

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Geerida Wasiirkii Degaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland Ismaaciil Diiriye Gama’diid oo goor dhoweyd caabuqa...

Wasiir ka tirsan Maamulka Puntland oo goor dhow u geeriyooday cudurka COVID-19

Wasiirkii degaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland, Dr. Ismaaciil Diiriye Gamadiid ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Marxuumka ayaa maalmihii la soo dhaaday xanuunsanayay, ka...

Axmed Karaash oo mar kale ka hor yimid Wasiiradii uu magacaabay Deni (Akhriso)

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash  ayaa ka horymid wareegto uu soo saaray Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo lagu magacaabay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs