Friday, February 28, 2020

Gaas oo Xeer Madaxweyne kusoo saaray Jadwalka Doorashada Puntland iyo Xulista…

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta soo saaray Digreeto Xeer Madaxweyne oo ku saabsan soo xulitaanka Golaha Wakiiladda  Puntland. Digreetada kasoo...

C/wali Gaas oo dhagax dhigay Mashaariic cusub oo ku kacaya Malaayiin dollar (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka dhagax dhigey mashaariico horumarineed Degmada Dhahar. Madaxweynaha waxaa ku wehelinayey dhagax dhigga masuuliyiin ka tirsan...

Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo goor dhow ka dhacay Magaalada Boosaaso

Qarax ayaa la soo sheegayaa inuu caawa fiidnimadii ka dhacay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, iyadoo wararka soo baxayana ay sheegayaan inuu geystay khasaare...

Madaxweyne kuxigeenka Puntland weerar afka ah ku qaaday Golaha Iskaashiga maamul goboleedyada

Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland C/xakiin C/llaahi Cumar Cameey ayaa shaaca ka qaaday in waqtigooda uu dhamaaday golihii la magac baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada. Camey...

C/wali Gaas oo xariga ka jaray mashaariic laga hirgeliyey Qardho (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 27 November 2018 waxaa uu xadhiga kajaray Xarunta Turubitaaryada Gobolka Kar-kaar iyo Dhismaha...

Musharaxiinta doorashada Puntland oo amaro cusub lagu soo rogay (Akhriso)

Guddoomiyaha gobolka Nugaal,Cabdisalaan Xassan Xirsi (Gu’jir) ayaa soo saaray amaro cusub oo ka dhan ah musharrixiinta xilka madaxweynaha ee imaanaya guud ahaan gobolka Nugaal Waxaa...

Puntland oo beenisay in DF lacag ugu deeqday dhismaha jidka Ceel-daahir (Akhriso)

Dowlad goboleedka Puntland ayaa beenisay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay lacag ugu deeqday dhismaha jidka Ceeldaahir-Ceerigaabo. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay...

Dhismaha Dekadda Garacad oo si rasmi ah loo Daah Furey (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si rasmi ah u daah furay dhismaha Dekedda magaalada Garacad ee gobolka Mudug, waxaana munaasabada daah furka...

Puntland oo Muuse Biixi ku eedeysay inuu ciidamo badan u soo raray gobolka Sool...

Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay socdaalka madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu ku marayo degaano ka tirsan gobolka Sool, ,kaddib kulan ay magaalada...

Dhismaha dekeda Garacad ee gobolka Mudug oo beri bilaabanaya (Daawo Sawirro)

Dhismaha Dekada degaan xeebeedka Garacad ee gobolka Mudug ayaa la shaaciyey in maalinta beri ah si rasmi ah loo bilaabayo. Masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland...

LAST WEEK NEWS