Saturday, April 20, 2024

Deni oo dhagax dhigay dhismaha Maxjarka Daarul-salaam (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax dhigay Maxjarka Xoolaha ee deegaanka Daarasalaam, oo noqonaya xarun lagu xanaaneeyo oo lagu hayo Xoolaha. Sidoo...

Madaxweyne Deni oo si diiran loogu soo dhoweeyey degmada Galdogob (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay degmada Galdogob ee gobolka Mudug. Deni ayaa waxaa duleedka Galdogob...

Madaxweyne Deni oo ka hor yimid Magacaabista Xubnaha guddiga adeegga Garsoorka

Madaweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa ka horyimid ansixinta golaha wasiirada xubnaha adeega Garsoorka iyo Hay'adda Patroolka oo dhowaan uu meel mariyey golaha Wasiirada...

Xuska sanad-guurada Aasaaskii Puntland oo markii ugu horeysay lagu qabtay Gaalkacyo (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay ka qeybgalay munaasabadda xuska sanad-guurada 22-aad ee Aasaaskii maamulka Puntland, oo taariikhda markii ugu horeysay xalay...

Madaxweyne Deni oo shacab badan Salaadii ciida kula tukaday Gaalkacyo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid a Abdullahi Deni, ayaa maanta salaadda Ciidul Addxaaga Dadweynaha kula tukaday Masaajidka Xaaji Cali Biixi ee magaalada Gaalkacyo. Madaxweynaha ayaa...

Wararkii ugu dambeeyey duqeymo & dagaalo ka dhacay degaano ka tirsan gobolka Bari

Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya degaanada Puntland dagaal culus ayaa maanta ka dhacay degaan u dhow degmada Isku shuban oo ka tirsan...

Madaxweyne Deni oo la kulmay wafdi ka socday dowlad degaanka Soomaalida (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wafdi ka socda Dowladd Deegaanka Soomaalida oo hoggaaminayo Wasiirka...

Meydka RW hore oo lagu aasay Garoowe & Madax badan oo ka qeyb gashay...

Magaalada Garoowe, waxaa maanta lagu aasay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Allaha u naxariistee, Xasan Abshir Faarax, iyadoo Aaskiisa ay ka qeybgaleen, Guddoomiyaha Golaha...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs