Tuesday, April 23, 2024

Maamul Goboleedka Puntland oo maanta soo saaray Awaamiir cusub (Akhriso)

Maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo lagu ilaalinayo afka Soomaaliga loogana hortagayo afafka qalaad ee lagu qoro goobaha ganacsiga iyo boorarka...

Khamri badan oo si Qarsoodi ah lagu galin rabay Boosaaso oo la qabtay (Sawirro)

Ciidamada amaanka maamulka Puntland ee ka howlgala koontaroolka laga soo galo magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay khamri badan oo...

Shan nin oo lagu helay in ay katirsan yihiin Al Shabaab oo lagu riday...

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka sida ee Goboldda Cayn iyo Mudug ee Maamulka Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku riday shan nin oo lagu helay...

(Sawirro) Puntland oo xukun dil ah ku riday shan xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada culus ee Puntland, ayaa maanta xukun dil ah ku ridday shan sarkaal oo ka tirsanaa Al-shabaab. Xubnaha dilka lagu...

Maxkamada ciidamada Puntland oo dil ku xukuntay Shan xubnood oo lagu eedeeyey..

Maxkamada  ciidamada qalabka sida iyo danbiyada culus ee maamulka Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku riday Koox ka tirsan Al-shabaab oo ka kooban...

Madaxweyne Deni oo cafis u fidiyay Maxaabiis ku xiran xabsiyo kuyaala Puntland

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 13 kuna saabsan Cafis Guud oo uu u fidiyey 66 maxbuus oo...

Golaha Wakiilada Puntland oo go’aan ka gaaray Mudo kororsiga Dowlada Federaalka

Golaha Wakiilada dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta kulan ka yeeshay mudo kordhinta ee Xildhibaanada golaha shacabka u sameeyeen Dowlada federaalka Soomaaliya, waxa ayna golaha...

Madaxweyne Deni oo hortagaya Baarlamaanka iyo Ujeedka ka Dambeeya

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo dib ugu laabtay magaalada Garawe uu ka maqnaa mido bil ka badan ayaa lagu wadaa in...

Saraakiil ka goosatay Danab iyo Gor Gor oo lagu soo dhaweeyay Madaxtooyada Puntland (Sawirro)

Waxaa maanta xarunta madaxtooyada maamulka Puntland ku leedahay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo lagu soo dhaweeyay saraakiil iyo askar la sheegay in ay isaga tageen ciidanka...

Madaxtooyada Puntland oo si adag u beenisay Hadal kasoo yeeray Duqa Muqdisho

Madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland ayaa si adag u beenisay hadal la sheegay in uu kasoo yeeray Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Finish...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs