Thursday, March 28, 2024

Mashruuca Dhismaha Wadada isku xirta Jalam iyo Xarfo oo la dhagax dhigay (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo safar shaqo maanta ku tegey Degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal ayaa dhaggax dhigay Mashruuca dib-u-dhiska...

Qaar ka tirsan raggii weeraray xabsiga Boosaaso oo la soo bandhigay, Xog sir...

Maamulka Puntland ayaa soo bandhigay qaar ka tirsan Xoogagii Alshabaab ee weeraray xabsiga magaalada Boosaaso iyo qaar kamid ah maxaabiistii ka baxsatay xabsigaas ee...

Deni oo gaaray degaanka Garacad, kormeerna ku sameeyey dekeda cusub (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wefdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray Magaaladda Garacad ee gobolka Mudug. Madaxweynuhu waxa...

Madaxweyne Deni oo Dalacsiiyay Ciidamo ka shaqeeyay Nabad gelyada Gobol katirsan Puntland

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.25 ee september 9, 2021, kuna saabsan Daslacsiin saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka...

Madaxweyne Deni oo bogaadiyay Shaqo Adag oo laga qabtay Gobolka Mudug (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Gaalkacyo ayaa caawa warbixinta amniga ee Gobolka Mudug ka dhegaystay Guddiga Amniga Gobolka...

Deni oo xariga ka jaray garoonka K/Cagta Cawaale ee Magaalada Gaalkacyo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xarigga ka jaray Garoonka Kubadda Cagta Gaalkacyo ee Cawaale Stadium oo si casri ah loo...

Madaxweyne Deni oo soo dhaweyn aan horey loo arag loogu sameeyay Gaalkacyo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safaro shaqo dalka dibadiisa ugu maqnaa ayaa maanta dalka dib ugusoo laabtay, waxaana si weyn ...

Puntland oo Caawa War cad kasoo saartay Xil ka qaadistii lagu sameeyay Fahad...

War Saxaafadeed caawa kasoo baxay Madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland ayaa taageero loogu muujiyay laguna bogaadiyay doorka hogaamineed  ee Ra'isul Wasaare Rooble gaar ahaan waajibaadka...

Maamulka Puntland oo Galmudug ugu deeqay gaadiid dagaal & hub (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur oo shir gudoomiyey shirka Amniga Gobolka Mudug ayaa looga hadlay Iskaashiga Puntland iyo Galmudug. Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa Gaadiid...

Faahfaahin: Askar ka tirsan ciidamada Puntland oo dil ka geystay Garoowe

Askar ka tirsan ciidamada amaanka Puntland ayaa Magaalada Garoowe ku toogtay wiil dhalinyaro ah  ka mid ah dhalinta Mooto Bajaajta ku shaqeysata. Cabdikariin Xuseen Mire...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

(Daawo) Maxaad jeclaan laheyd in laguu qabto haddii ay kula soo...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs