Madaxweyne Deni oo eedeymo kulul u jeediyey shirkado ka howlgala Puntland
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si adag u dhaliilay Shirkadaha Korontada iyo Biyaha magaalooyinka Puntland, kuwaasoo ku eedeeyay inay faa’iido xad dhaaf ah...
Madaxweyne Deni iyo James Swan oo kulan xasaasi ah yeeshay (Daawo Sawirada)
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Ambassador...
Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Stefan Tillander iyo Xubno kale (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hab maqal iyo muuqaal ah kulan kula yeeshay Safiirka Sweden ee Soomaaliya Stefan Tillander oo ay weheliyaan Masuuliyiinta...
Puntland oo amar cusub ka soo saartay isticmaalka lacagta Shilinka Soomaaliga
Puntland ayaa joojisay lacagta Shilinka Soomaaliga ee loo kala gooshiyo gobollada hoos taga maamulkaasi.
Wareegto uu soo saaray Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Puntand Cabdi Warsame...
Madaxwewyne Deni oo kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta hab maqal iyo muuqaal ah kulan kula yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka u qaabilsan Soomaaliya oo uu...
Puntland oo lacag badan u balan qaaday cidii soo disha Afhayeenka Al Shabaab
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka Puntland Cabdiladiif Muuse Sanyare ayaa abaal marin lacageed u balan qaaday cidii soo dishaa Afhayeenka guud ee Al Shabaab...
Deni oo ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee siyaasada Somalia iyo Puntland
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo khudbad ka jeediyey munaasabad tababar loogu soo xiray ciidamo ka tirsan Booliska Puntland ayaa ka hadlay xaaladihii ugu...
(Sawirro) Madaxweyne Deni oo tababar u soo xiray boqolaal ka tirsan Booliska Puntland
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta safar shaqo ku tagay magaalada Qardho ayaa tababar u soo xiray dufacadii labaad ee ciidamada Booliska Puntland...
(Akhriso) Puntland oo Maamul KMG ah u magacowday Magaalada Gaalkacyo
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr - 02, ku magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Gaalkacyo
Madaxweynaha Dowladda Puntland
Markuu arkay:...
Deni oo magacaabay guddi ka kooban lix xubnood oo u ku jiro C/raxmaan Faroole
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddi kasoo tala bixiya cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga.
Guddiga ayaa ka kooban:
Madaxweynihii Hore Puntland Senator...