Friday, April 19, 2024

Toogasho saakay ka dhacday magaalada Boosaaso iyo Faah faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in kooxo biskoolado ku hubeesan saakay gudaha Suuqa Boosaaso ka geesteen falal isugu...

Madaxweyne Deni iyo Per Lindgärde oo arrimo muhiim ah kawada hadlay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka dowlada Sweden ee Soomaaliya Danjire...

Ciidamada ammaanka oo gacanta ku dhigay Gacan ku dhiigle baxsad ku jiray

Ciidamada booliiska maamulka Puntland ayaa howlgal ay ka fuliyeen Waqooyiga magaalada Gaalcakyo waxa ay kusoo qabteen nin gacan ku dhiigle la ahaa oo laamaha...

Puntland oo lacag badan u balan qaaday cidii soo disha Afhayeenka Al Shabaab

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka Puntland Cabdiladiif Muuse Sanyare ayaa abaal marin lacageed u balan qaaday cidii soo dishaa Afhayeenka guud ee Al Shabaab...

Puntland oo Mamnuucday noocyada dayuuradaha keligood is wada ee Drone

Maamulka Puntland ayaa soo saaray amar mamnuucday in degaanadeeda la soo galiyo dhamaan noocyada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drone (Unmanned aerial vehicle). Warxaafadeed kasoo...

Labo Musharax oo sabab u ahaa in Saciid Deni uu noqdo Madaxweynaha Puntland !!

Magaalada Garawe ee caasimada Puntland waxaa maanta ka dhacday doorasho taariikhi ah oo si adag loogu tartamay, waxaana markii dambe guusha helay loona doortay...

Puntland oo Magacowday guddi deg deg ah oo ka kooban todoba Xubnood (Magacyada)

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ka duulaya xaaladda hada taagan ee roobabka lixaadka ee sababay burburka wadooyinka...

Al-shabaab oo dib looga qabsaday degaanka Af-urur & Axmed Karaash oo booqday

Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa maanta dib ula wareegay tuulada Af-urur ee gobolka Bari oo saddexdii cisho ee la soo dhaafay ay gacan ku hayeen...

Gaas oo kulan la qaatay guddigii xalinta khilaafaadka ee uu shalay magacaabay (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta marii ugu horeysay kulan la qaatay Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda ee uu shalay...

Puntland oo ka xumaatay qoraalkii ka soo baxay Midowga Musharaxiinta Somalia

Puntland ayaa ka carootay War-saxaafadeed kasoo baxay Midowga Musharaxiinta ee lagu cambaareeyey dadkii maamulka Somaliland uu kasoo masaafuriyay Magaalada Laascaanood. Wasiiru dowlaha Caddaaladda Puntland, Ilyaas...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs