Saturday, April 20, 2024

Xildhibaano maanta Gaaray magaalada Garawe Xili Puntland ay mamnuucday in…

Waxaa maanta magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland gaaray Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo deegaan ahaan kasoo jeeda Puntland. Xildhibaanadan gaaray magaalada Garawe waxaa...

Firin Max’ed Khuurshe oo goor dhow la dilay & faahfaahino ka soo baxaya

Sida ay sheegayaan warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Boosaaso ee gobolka Bari kooxo hubeysan ayaa goor dhow halkaas ku dilay guddoomiyihii hore...

Saciid Deni oo xilal cusub u Magacaabay Masuuliyiin iyo Saraakiil ciidan (Akhriso)

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa maanta ka soo saaray xafiiskiisa magaalada Garoowe dhowr Wareegto oo xilal loogu magacaabay saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale. Deni...

(Sawirro) Madaxweyne Deni oo olole doorasho oo yaab leh ka sameeyey Qardho

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH ayaa galabta magaalada Qardho ka sameeyey oloe doorasho oo dad badan ka yaabiyey. Deni...

Maamulka Puntland oo fariin adag usoo diray dowlada federaalka Soomaaliya

Wasiirka Arimaha Gudaha maamulka Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhaban-cad oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay doorashada Soomaaliya iyo saameynta laga cabsi qabo in...

Golaha Wasiirrada Puntland oo meel mariyay Wax ka bedelka Xeerka Howlgabka (Sawirro)

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada, waxaana ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi...

Wakiilo ka socda Beesha Caalamka oo la kulmay Madaxda Puntland (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyey Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan muhiim ah la qaatay wefti ka...

Hotel casri ah oo laga furay Garowe & Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray...

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga ka jaray Hotel Martisoor, oo ah Hotel Casri ah oo laga hirgeliyay Garoowe. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa...

Saciid Deni oo warbixin siiyey wafdi ka socday dowlada Kuwait (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi dalka Kuwait. Wafdiga oo ka socday Ururka Samafalka ee Liilaaf ee...

Waa Sidee xaalada Magaalada Garoowe ka dib dagaalkii xalay ka dhacay?

Waxaa degan saaka xaalada Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ka dib dagaal khasaare geystay oo xalay ka dhacay, inkastoo xiisad siyaasadeed oo kacsan...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs