Thursday, August 11, 2022

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo muddo 48 saac ah u qabtay Golihiisa Wasiirada

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay, Amniga...

Puntland oo goob fagaare ah ku toogatay rag ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab

Magaalada Boosaaso ayaa waxaa maanta lagu toogtay saddex nin oo horey ay maxkamadi ugu ridday xukun ah iney ka tirsanaayeen ururka Al-Shabaab, kuwaasi oo...

Puntland oo ku hanjabtay in talaabo ka qaadeyso Tv-ga Universal iyo Sababta keentay

Maamulka Puntland ayaa si weyn uga carooday barnaamij xalay laga sii daayay telefishinka Universal xaruntiisa magaalada London, barnaamijkan ayaana lagu dhaliilay maamulka Madaxweyne Saciid...

Puntland oo Mamnuucday noocyada dayuuradaha keligood is wada ee Drone

Maamulka Puntland ayaa soo saaray amar mamnuucday in degaanadeeda la soo galiyo dhamaan noocyada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drone (Unmanned aerial vehicle). Warxaafadeed kasoo...

Jadwalka Doorashada 10-kursi oo lagu dooranayo magaalada Garawe oo la shaaciyay

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Puntland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 10-kursi oo katirsan aqalka hoose oo la filayo in lagu doorto magaalada Garawe ee...

Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia & wafdi uu horkacayo oo gaaray Garoowe (Sawirro)

Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaaladda Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland. Waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaaladda...

Suldaan Bashiir Muuse oo maanta lagu aasay magaalada Boosaaso (Daawo Sawirada)

Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari lagu aasay Suldaan Bashiir Muuse Koonte oo shalay salaadii jimcaha lagu dhax dilay...

DAAWO MUUQAAL:-Xaflada caleemo Saarka Madaxweynaha Puntland oo ka socota Garowe

Xafladii caleemo saarka madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Puntland ayaa goor dhow ka bilaabatay magaalada Garoowe Madaxda Qaranka, kuwa dowlad goboleedyada, siyaasiyiin kala duwan oo...

War Xasaasi ah oo kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Puntland (Akhriso)

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Puntland ayaa looga hadlay ciidamo katirsan maamulka Somaliland oo la sheegay in ay soo galeen deegaano katirsan gobolka...

Madaxweyne Deni oo bogaadiyay Shaqo Adag oo laga qabtay Gobolka Mudug (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Gaalkacyo ayaa caawa warbixinta amniga ee Gobolka Mudug ka dhegaystay Guddiga Amniga Gobolka...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir