Friday, March 29, 2024

Madaxtooyada Puntland oo eedeyn culus u jeedisay dowlada Federaalka (Akhriso)

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa looga hadlay doorashada la filayo in dhawaan ka dhacdo maamulkaasi iyo sidoo kale xiisada ka dhalatay magacaabista...

Xildhibaano kasoo jeeda Puntland oo War kasoo saaray Dagaalkii ka dhacay Boosaaso

Qaar kamid ah Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka federaalka ku matala dowlad goboleedka Puntland ayaa war saxaafadeed kasoo saaray dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee...

Amaro lagu soo rogay dadka galaya iyo kuwa ka baxaya magaalada Garawe

Saraakiisha booliiska magaalada Garawe ayaa soo saaray amaro cusub ay ku doonayaan in ay ku xaqiijiyaan amaanka magaaladaasi si looga hortago in falal amaan...

Xildhibanada cusub ee Puntland oo la shaaciyay & 17 Xildhibaan ee dhulbahante oo ….

Waxaa daqiiqado ka hor la shaaciyay Xildhibaanada Cusub ee Maamulka Puntland oo maalmahaan la sugayay in lagu dhawaqo shaacintooda waxaana lagu soo daray 17...

Madaxweyne Deni oo kuxigeenkiisa Axmed Karaash u magacaabay La-taliye cusub (Wareegto)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo taariikhdu tahay 26-da July 2022, soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 40, kuna saabsan magacaabid La-taliye...

Gaas oo xilka ka qaaday Taliyaasha Booliiska iyo Daraawishta Puntland kuwa cusubna magacaabay

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xilka looga qaaday taliyaasha ciidamada booliiska iyo Daraawiishta Puntland. Madaxweyne Gaas ayaa xilka...

Qaramada Midoobay oo soo dhaweesay Go’aan uu gaaray Madaxweynaha Puntland

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM ayaa lagu soo dhaweeyay Go'aankii uu dhawaan shaaciyay Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ee ku aadanaa...

Puntland oo amar cusub ku soo rogay heyadaha caalamiga & kuwa Maxaliga ee Gobolka...

Maamulka Puntland ee gobolka Mudug ayaa soo saaray amaro cusub oo ku socda Hay'adaha maxaliga ah iyo kuwa caalamiga ah ee ka howlgala gobolkaas Qoraal...

Bog uu sameystay Axmed Karaash oo wacdaro ka dhigaya Baraha Bulshada

Bog uu barta facebook ka samaystay Xafiiska Madaxwayne ku-xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa baraha bulshada wacdaro ka dhigaya. Boggan oo xalay la sameeyey...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs