Thursday, March 28, 2024

Madaxweyne Deni oo qaabilay wefdi uu horkacayey Mr. Adam Abdelmoula (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobey, oo uu hoggaaminayo ku-xigeenka Ergayga...

Deni oo dhagax dhigay dhismaha Maxjarka Daarul-salaam (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax dhigay Maxjarka Xoolaha ee deegaanka Daarasalaam, oo noqonaya xarun lagu xanaaneeyo oo lagu hayo Xoolaha. Sidoo...

Maxaa ka jira in Imaaraadka saldhig ciidan laga siinayo gobolka Guardafu ee Puntland?

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa dhawaan ku wajahan magaalada Dubai ee waddanka Imaaraadka Carabta. Sarkaal sare oo ka tirsan Madaxtooyada ayaa xaqiijiyay in Siciid Deni...

Ciidamada PSF oo soo bandhigay Muuqaalada Dagaalyahano Ajnabi ah oo Daacish ku biiray (Sawirro)

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loogu tala galay difaaca maamulka Puntland ayaa dhawwaan howlgal ay sameeyeen waxa ay kusoo qabteen rag ajaaniib...

Raisul Wasaaraha Somalia oo si diiran loogu dhoweeyey Woqooyiga Gaalkacyo (Sawirro)

Bulshada ku nool dhanka waqooyi ee degmada Gaalkacyo ayaa garoonka kubbadda cagta Cawaale si wayn ugu soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)...

Madaxweyne Deni oo Qado sharaf ku Maamuusay Axmed Madoobe & wafdigiisa (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Kulan Qado Sharaf ah u sameeyay Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Wafdiga uu hoggaaminayo ee...

Guddiga Doorashada Gudoonka Golaha Wakiilada Puntland oo la magaacabay (Akhriso)

Qoraal kasoo baxay Gudoomiyaha KMG ee  golaha wakiilada maamulka Puntland ayaa lagu magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada gudoonka Golaha Wakiilada maamulka Puntland . Guddiga Doorashada...

Xuska 1-da Augusto oo si ka duwan sidii hore loo xusay iyo Madaxweyne Deni...

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay ka qeybgalay Xafladda xuska munaasabadda 1-da August, sanad guuradii 24-aad ee Aasaaskii Puntland, taasi oo caawa...

Saciid deni oo dhagax dhigay Mashaariic laga fulinayo Boosaaso (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Boosaaso maanta ka dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo ay ka mid yihiin xaafadda cusub oo lagu magacaabo...

C/wali Gaas oo sagootiyey Qunsul dhameystay muddo xileedkiisii shaqo (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa Madaxtooyada Puntland ee Garòowe munaasabad sagootin ah ugu sameeyey qunsulkii hore ee qunsuliyadda Itoobiya u fadhiyey...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

(Daawo) Ma jeclaan laheyd in lagu caawiyo haddii ay kula soo...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs