Thursday, March 28, 2024

Puntland oo faahfaahin ka bixisay weerarkii ka dhacay Boosaaso & Al-Shabaab oo..

Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan weerar qorsheysan oo kooxda Al-Shabaab  habeenkii xalay ku qaadeen xabsiga weyn ee magaalada Bosaaso. Weerarka ayaa lagu bilaabey qaraxyo...

Xukun dil ah oo saakay lagu fuliyay 18-nin oo lagu helay in ay katirsanaayeen...

Waxaa saakay fagaare kuyaala Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland xukun dil ah lagula fuliyay 18-nin oo lagu helay in ay katirsanaayeen kooxda Al...

Puntland oo Caawa War cad kasoo saartay Xil ka qaadistii lagu sameeyay Fahad...

War Saxaafadeed caawa kasoo baxay Madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland ayaa taageero loogu muujiyay laguna bogaadiyay doorka hogaamineed  ee Ra'isul Wasaare Rooble gaar ahaan waajibaadka...

Qaramada Midoobay oo war ka soo saaray doorashadii maanta ka dhacday Puntland

WAR-SAXAAFADEED Wakiillo ka socda Qaramada Midoobay ayaa maanta booqday Qardho si ay u muujiyaan sida ay u garab taagan yihiin dadka reer Puntland iyadoo muwaadiniintu...

Madaxweyne Deni oo Daah furay Howgelinta xarun nuuceeda aan horey uga jirin dalka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay howlgelinta Hay’adda Maareynta macluumaadka Kheyraadka Biyaha iyo Dhulka Puntland.   Xaruntan ayaa ka shaqeyn doonta...

Madaxweyne Deni oo kulan Xasaasi ah la qaatay Madaxweynayaashii hore ee Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay magaalada Garawe kulan xasaasi ah kula qaatay Madaxweynayashii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole iyo Cabdiweli Gaas uu...

Akhriso Magacyada 16-Xildhibaan oo maanta lagu doortay magaalada Boosaaso

Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga ee gobolka Bari waxaa maanta kaliya lagu doortay ilaa 16-kursi oo loo qorsheeyay in lagu doorto magaaladaasi oo ah...

Maxaa sababay guul-darrada Siciid Deni ee doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya ?

Madaxweynaha Puntland  Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo isu taagey tartanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedeaalka ayaa guul-darro kala kulmey kadib markii uu ku harey wareega labaad,...

Madaxdii hore ee Puntland oo cadeeyay cida Masuulka ka ah Dagaalkii ka dhacay Boosaaso

War saxaafadeed Wadajir ah oo ay soo saareen Madaxweynayaashii hore ee maamulka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole iyo Cabdiweli Maxamed Gaas ayey uga hadleen shaqaaqadii...

Ciidamada PSF oo gacanta ku dhigay ninkii sameeyay qaraxii ka dhacay deegaanka Milxo

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Puntland oo magacooda loo soo gaabiyo PSF, ayaa howlgal qorsheesan ay ka fuliyeen Boosaaso kusoo qabtay nin...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

(Daawo) Ma jeclaan laheyd in lagu caawiyo haddii ay kula soo...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs