Friday, August 19, 2022

(Daawo Sawiro) Sida loo qurxiyey goobta lagu caleemo saarayo Madaxweynaha Puntland

Waxaa goor dhow oo caawa ah la filayaa iney ka bilaabato munaasabad weyn oo lagu caleemo saarayo Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/llaahi Deni...

Wasiirada cusub ee maamulka Puntland oo maanta la dhaariyay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland lagu dhaariyay Golaha Wasiirada cusub ee maamulka Puntland uu dhawaan soo magacaabay Madaxweyne   Saciid Cabdullaahi Deni...

Madaxweyne Deni oo balan-qaad adag u sameeyey qoyska Caa’isha Ilyaas Aadan (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ehelada Caa'isha Ilyaas Aadan oo aheyd gabar 12 jir ah oo dhowaan kufsi iyo...

Maxaa ka soo baxay shirkii RW Khayre iyo Madaxda K/Galbeed & Hirshabelle? (Sawirro)

Iyadoo magaalada Garowe ay ku sugan yihiin madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul Goboleedayda Dalka ayaa waxaa waxaa kulan gaar ah yeeshay Ra’iisal wasaare...

Puntland oo War kulul ka soo saartay Weerar lagu qaaday Wasiirkeeda Waxbarashada

Maamulka Puntland ayaa cambaareeyey weerar ciidamada Somaliland ku soo qaadeen wasiirka Waxbarashada Puntland xilli uu ku sugnaa degaanka Damalla Xagarre oo ka tirsan degmada...

Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Puntland oo geeriyooday

Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Puntland Yuusuf Xaaji Nuur ayaa ku geeriyoodey dalka Turkiga. Alle ha u naxariistee Marxuumku waxa uu Soomaaliya...

Maxaa ka jira dowlada Qatar ku lug laheyd qaraxyo bilo ka hor ka dhacay...

Wargeyska New York Times ee dalka Mareykanka ayaa kashifay in Dowladda Qatar ay ku lug lahayd ugu yaraan mid ka mida qaraxyadii ka dhacay...

Faah faahin laga bixiyay Kooxo Falal amaan daro ku howlanaa oo gacanta lagu dhigay 

Ciidamada booliiska maamulka Puntland ayaa howlgalo saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyeen xaafado katirsan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxa ay kusoo qabteen kooxo...

Degaano ay ku sugan yihiin Kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish oo cirka laga duqeeyey

Wararka ka imaanaya degmada Iskushuban ee gobola Bari, ayaa sheegaya in galabta duqeymo culus oo dhinaca cirka ah lagu garaacay deegaan hootaga degmadaasi oo ay...

Arrin Mucjiso ah oo la soo deristay qoys Soomaaliyeed oo xoolo dhaqato ah (Sawirro)

Qoys Soomaaliyeed oo ku nool meel ku dhow degaanka Yoonbays oo qiyaastii 100-km u jirta magaalada Garowe ayaa la kulmaya arrin argagax iyo cabsi...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir