Thursday, April 25, 2024

Puntland oo War ka soo saartay talaabada uu Farmaajo shaqada kaga joojiyey Rooble

Maamulka Puntland ayaa sharci daro ku tilmaamay warqadii ka soo baxday maanta xafiiska Madaxweynaha Somalia ee lagu sheegay in shaqada looga joojiyey raisul Wasaaraha...

Xarunta la Dagaalanka Ayaxa Soomaaliya oo Xariga laga jaray (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku tagay Qardho ayaa xarigga kajaray xarunta la socodka iyo la dagaalanka Ayaxa ee Soomaaliya...

Maamulka Puntland oo beeniyey hadal uu warbaahinta siiyey Duqa magaalada Boosaaso

Wasiirka Amniga maamulka  Puntland C/Samad Galan ayaa ka hadlay Wararka sheegaya in ciidanka Gorgor ay qeyb ka ahaayeen dagaalkii ka dhacay magaalada Bosaaso ee...

Cumar Cabdirashiid oo si adag uga hadlay Doorashada Xerada Milatari lagu qabtay

Ra'isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa shaki galiyay habka ay ku bilaabatay doorashada gollaha shacabka ee shalay ka dhacday magaalada...

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Wakiillo katirsan Beesha Caalamka (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay, Wefti ay hoggaaminayso Ku-xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan...

Madaxweyne Deni oo Daah-furay Shirka dib u eegista Dakhliga guud (Sawirro)

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ku daah-furay shirka dib-u-eegista Dakhliga guud iyo Kor u qaadista wax soo...

Madaxweyne Deni oo soo arkay Dhibaato xoogan oo Abaarta ka dhalatay (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta booqday qaar ka mid ah deegaannada Abaartu saameysay ee Gobolka Nugaal, wuxuuna u kuurgalay xaaladda nololeed...

Shan ka tirsan ciidamada gaarka ah ee Puntland (PMPF) oo qarax lagu dilay (Sawirro)

Askar ka tirsan ciiamada gaarka ah ee Puntland ayay dhimasho iyo dhaawac ka soo gaartay qarax ka dhacay buuraleyda Galgala ee gobolka bari Shan askari...

Deni: “Looma dulqaadan karo dhibaatada Somaliland ka wado Laascaanood” (Shir-Jaraaid)

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrinta Laas-Caanood oo ah magaalo...

(Akhriso) Beesha caalamka oo War ka soo saartay xiisadda ka taagan doorashada Puntland

WAR-SAXAAFADEED Ka hor doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee Puntland ee dhacaya 25-ka Maajo, saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay shacabka Dowlad Goboleedka Puntland ee Xubinta ka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs