Thursday, April 25, 2024

Habraaca diiwaangelinta Ururada Siyaasadeed ee Puntland oo la shaaciyey (Akhriso)

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyay Hannaanka iyo Habraaca loo marayo is-diiwaan-gelinta ururada siyaasadeed ee Puntland. Qabashada codsiyada diiwaan-gelinta ayuu sheegay guddigu inay...

(Sawirro) Ciidan ka soo goostay Puntland oo lagu soo bandhigay Laas-caanood

Maamulka Somaliland ayaa maanta magaalada Laacsaanood ee xarunta gobolka Sool ku soo bandhigay ciidamo la sheegay inay ka soo goosteen maamulka ay ood-wadaagta yihiin...

Puntland oo si kulul uga hadashay dagaaladii ka dhacay Guriceel iyo Dhuusamareeb

Maamulka Puntland ayaa ku tilmaamay nasiib daro weyn dagaalkii Ciidamada dowladda Soomaaliya ku qaadeen Xaruntii Ahlusunna ee magaalada Dhuusamareeb oo ugu dambeyn ay la...

Madaxweyne Deni oo si kulul uga hadlay weerarkii lagu dilay Guddoomiyihii Gobolka Nugaal

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya macagaca maamulka iyo kan Shacabka Puntland waxa uu ka tacsiyadeeyey Geerida Alle ha u naxariistee...

Gaalkacyo: Oday 70 sano jir ah oo ka bogsaday cudurka Coronavirus (Sawirro)

Bukaankii ugu horreeyay ayaa maanta ka baxay xarunta Maareynta iyo Daaweynta ee Gaalkacyo, ka dib markii uu ka bogsaday fayraska "Corona. Isu-duwaha Wasaarada Caafimaadka Puntland...

Al-Shabaab oo dagaal kula wareegay degaan ka tirsan Maamulka Puntland

Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa saaka la wareegay degaan lagu magacaabo Milxo oo ka tirsan degmada Laasqoray ee Gobolka Sanaag sida ay sheegayaan wararka...

Madaxweyne Deni oo ka hadlay Shirka uu iclaamiyay Farmaajo iyo halka lagu qabanayo (Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada  Puntland, waxaana shirkan looga hadlay Doorashada Soomaaliya, Amniga deegaannada...

Madaxweyne Deni oo Magacaabay Guddoomiye iyo Ku-xigeen cusub (Akhriso)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 17 ku magacaabay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Godobjiraan. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay:  Dastuurka  Dowladda...

(Sawirro) Tartanka ciyaaraha gobolada Puntland oo galabta la soo gebagebeeyey

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa galabta soo xiray tartanka 8-aad ee koobka kubadda cagta Gobollada Puntland oo ka socday Garoonka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs