Thursday, April 25, 2024

Muuse Biixi oo lagu soo dhoweeyey aqalka Baarlamanka Mareykanka (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo weftigiisa oo ku guda jira safarkoodi Maraykanka maalintii Afraad ayaa la kulmay Xildhibaan ka tirsan Aqalka Odayaasha ee...

(Sawirro) Madaxweyne Biixi iyo wafdigii uu horkacayey oo gaaray dalka Maraykanka

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee ka koobnaa wasiirada iyo ganacsatada ayaa gaaray dalka maraykanka. Waxaana madaxweynaha iyo weftigiisa halkaas...

Madaxweyne Biixi iyo wefdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Maraykanka (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo, ayaa galabta safar shaqo ugu ambabaxay waddanka Maraykanka. Biixi oo ay wehelinayaan xubno wasiirro...

Madaxweyne Biixi: “Shiinaha nooma yeerin karo Siyaasadeena arrimaha dibeda”

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in ay xukuumad ahaan hore ugu sheegeen mas’uuliyiinta dalka Shiinaha in aanay jirin cid u yeerin karta...

Maamulka Somaliland oo shacabka uga digay qaraxyo ka dhici doona..

Maamulka Somaliland ayaa soo saaray digniin loo jeedinayo shacabka oo la xiriirta qaraxyo qorsheysan oo laga sameynayo Buurta Dabdheer oo ku taala Bandarwanaag. Qoraal ka...

Maamulka Somaliland oo howlgeliyay qalab casri ah oo fududeynaya doorashooyinka

Guddiga Doorashooyinka Somaliland, ayaa maanta markii ugu horeysay tijaabiyey hannaanka Hubinta Xogta Codbixiyaha (Biometeric Voter Verification System), kaasoo lagu geli doono doorashooyinka soo socda. Madaxweyne...

Madaxweyne Biixi oo la kulmay wafdi uu horkacayey MP. Gavin Williamson (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta  qasriga madaxtooyada ku qaabilay wefti xildhibaanno ah oo ka socda Baarlamaanka dalka Uk oo uu hoggaaminayo...

Dowladda Kenya oo cadeysay mowqifkeeda la xiriira aqoonsiga Somaliland

Kenya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay hadal heynta ku saabsan aqoonsiga Somaliland, kaddib dooddii baarlamaanka UK ay dhowaan ka yeesheen arrintaas. Wasiirka Arrimaha Dibadda...

(Daawo Sawirro) Somaliland oo go’aano culus soo saartay, una digtay dowlada Somalia

Fadhigii 86aad ee Golaha Wasiirrada Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Bixii Cabdi aya laga soo saaray go’aamo muhiim ah oo ku...

Somaliland oo xirtay haweeney dalbatay iney dhexmarto Suuqa iyadoo qaawan

Haweeney xukuumada Somaliland ka dalbatay inay samayso xeer fasaxaya in dumarku ay suuqa qaawani ku dhexmaraan ayaa lagu xiray magaalada Muqdisho. Gabadhan oo aan magaceeda...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs