Friday, April 19, 2024

Maxkamad go’aan kama dambeys ka gaartay xukunkii horey loogu riday weriye Coldoon

Maxkamadda racfaanka Maamulka Somaliland ayaa saaka la horkeenay C/Maalik Muuse Coldoon oo racfaan ka soo qaatay xukun ay horay ugu riday Maxkamadda Gobolka Waqooyi...

Maxaa Keenay in Laga Noqdo Saldhigii Military ee Imaaraat-ka Laga Siisyay Berbera ?

Waxaa in badan laga faalooday, hadalkii madaxwayne Muuse Biixi uu ka jeediyay Berbera iyo kii ka danbeeyay ee Burco, waxana muuqatay in cid kastaa...

Madaxweyne Biixi oo xariga ka jaray mashaaciic laga hirgeliyey Burco (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray dhismeyaal cusub oo laga hirgeliyey xarumo kala duwan oo ku yaalla magaalada Burco, isagoo kuwo...

Askari ka tirsan ciidanka Somaliland oo dil iyo dhaawac ka geystay Laascaanood

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Magaalada laascaanood ee gobolka Sool waxaa halkaasi xalay lagu dilay askari ka tirsan ciidanka Asluubta Somaliland ee...

Muuse Biixi oo shaaciyey iney joojiyeen saldhigii Imaaraadku ka dhisanayey Berbera (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray mashaariic horumarineed oo laga wado gudaha dekedda weyn ee magaalada Berbera, isagoo dhagax-dhigay mashaariic isugu jira...

Madaxweyne Muuse Biixi oo ku dalxiisay beero ku yaalla degaanka Wajaale (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer ku tegay mashaariicda dhulka lagu beerayo ee ka socota banka weyn ee Wajaale, kuwaasoo ay...

(Sawirro) Muuse Biixi oo bilado gudoonsiiyey saraakiil ciidan oo Itoobiya lagu soo tababaray

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta billado iyo shahaado-sharafeeddo guddoonsiiyey Afar sarkaal oo ka tirsan ciidamada maamulkiisa kuwaasoo kasoo qalin-jebiyey kulliyadda ciidamada...

(Akhriso) Somaliland oo amaro culus ku soo rogtay Telefishinada Madaxa banaan

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta Somaliland Max’ed Muuse Diiriye ayaa warbaahinta madaxa banaan ee fadhigoodu yahay Somaliland ku soo rogay amaro adag. Waxaa...

Somaliland oo jawaab yaab leh ka bixisay hadal ka soo yeeray taliyaha ciidamada Puntland

Abaanduulaha Ciidanka Somaliland Cabdirisaaq Siciid Bullaale ayaa ka jawaabay hadalo ka soo yeeray taliyaha ciidanka Puntland oo sheegay in Badhan ka mid tahay dhulka...

Muuse Biixi & wafdigiisa oo booqday Xarunta Jabuuti International Free Zone (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse biixi Cabdi iyo Wefdigii uu hoggaaminayey oo safar shaqo ku joogay Dalka Jabuuti ayaa maanta booqasho ku tegay aaga canshuuraha ka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs