Friday, April 19, 2024

Somaliland oo daahfurtay Mashruuc ku kacaya 7.5 Milyan oo dollar (Sawirro)

Madaxweyne ku xigeenka , Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil, halkaasoo waftiga Madaxweyne ku...

Somaliland oo si kulul uga jawaabtay hadalkii ka soo yeeray C/raxmaan Guulwade

Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay hadalkii kasoo yeeray Danjire Cabdiraxmaan Guulwade oo ka mid ahaa guddi uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo u...

Golaha Wasiirada Somaliland oo maanta ansixiyey Xeer cusub oo Muhiim ah

Golaha wasiirrada Somaliland ayaa iskugu yimid kulan uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Golaha...

(Sawirro) Ciidan ka soo goostay Puntland oo lagu soo bandhigay Laas-caanood

Maamulka Somaliland ayaa maanta magaalada Laacsaanood ee xarunta gobolka Sool ku soo bandhigay ciidamo la sheegay inay ka soo goosteen maamulka ay ood-wadaagta yihiin...

Maamulka Somaliland oo saaka xukun toogasho ah ku fuliyey lix nin (Magacyada)

Somaliland ayaa saaka xukun toogasho ah ku fulisay 6 Nin oo horey dil loogu xukumay ka dib markii ay dilal kala duwan ka geysteen...

Somaliland oo ka soo horjeesatay Isbaheysi looga dhawaaqay dalka Sacuudiga (Akhriso)

Somaliland ayaa si cad uga soo horjeesatay isbaheysiga dalalka Carabta iyo Afrika ee saran badda Cas oo looga dhawaaqay dalka Sacuudiga. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda...

Maxaa ka jira in Iran ku lug laheyd weerarkii saldhiga Maraykanka ee camp Simba?

Qoraal ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in weerarkii Al-Shabaab ku qaadday saldhigga ciidamada militeriga ee Manda Bay ee...

Cudur la garan waayey oo tiro dad ah ku dilay degaan hoos taga gobolka...

Ugu yaraan labo ruux ayaa u geeriyootay, 70 kalena wey la ildaran yihiin, xanuun aan la garaneyn oo ka dillaacay degaan lagu magacaabo Saaxdheer...

Muuse Biixi oo ka qeyb galay Munaasabad lagu daah-furay urur cusub oo yaab leh...

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan xubno ka mida golaha wasiirada Somaliland ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu daah-furayey ururka cusub ee...

Col. Caare oo ciidamadiisii & hubkooda ku wareejiyey Maamulka Somaliland (Sawirro)

Col. Siciid Cawil Jaamac (Caare) oo hogaaminayey Jabhad dagaal la gashay ciidamada Somaliland ayaa Ciidamadiisii iyo hubkii ay wateen ku wareejiyey maamulka. Munaasabad kooban oo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs