Friday, July 10, 2020

Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda Qurbo joogta Soomaaliyeed

Waxaa la ogeysiinayaa oo logu bushaaraynayaa dadweynaha ku nool gudaha iyo dabadaba qurbaha ee jecel barashada diinta islaamka In lagaaga furay machad la magac...

Madaxtooyada Somaliland oo War Kasoo saartay Wadahadalada Soomaaliya iyo Dadaalada uu…

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in ay soo dhaweenayaan in wadahadal yeeshaan Somaliland iyo dowlada Federaalka Soomaaliya, uuna Wadahadalkaasi...

Madaxtooyada Somalia oo War ka soo saartay kulankii baaqday ee Farmaajo & Biixi (Akhriso)

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay bogaadineysaa sida Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi uu u aqbalay in Maamulkiisa iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay wada...

Madaxweyne Biixi & Wafdi uu horkacayo oo u ambabaxay Addis ababa (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta u ambabaxay dalka Itoobiya, kaddib markii ay marti-qaad rasmi ah ka heleen ra’iisal...

Somaliland oo jawaab kulul ka bixisay hadal ka soo yeeray Wasiir ka tirsan Xukuumada...

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Somaliland C/raxmaan C/laahi Guri-barwaaqo ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray wasiirka waxbarashada xukuumada Soomaaliya  Cabdilaahi Goodax bare oo ahaa in...

Masuuliyiin katirsanaa maamulka Somaliland oo Musuq maasuq loo xiray

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay masuuliyiin hore oo katirsanaa maamulka Somaliland ,kuwaa oo loo...

Muuse Biixi oo eedeymo kulul u jeediyey Madaxweyne Farmaajo (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta eedeeyn kulul u jeediyay madaxweynaha federaalka Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo. Biixi oo khudbad ka jeediyay munaasabad lagu...

Somaliland oo eryeysa ajaaniib boqol ka badan & sababaha ka dambeeya

Somaliland ayaa sheegay inay degaanadooda ka eryayaan dhaqaatiir Ajaaniib ah oo si sharci daro ah kaga shaqeysta halkaas, Guddoomiyaha Ururka xirfadleyaasha Caafimaadka Somaliland Axmed Xaashi...

Bushaaro Bushaaro: Walaalkeyga Qurba Jooga ahow Baro Quraanka Adiga oo Gurigaaga Jooga

Madarasada xifdul quraan online waxay ugu bushaaraynaysaa dadwaynaha jecel barashada quraanka kariimka inay kuu bilawday fasalo cusub, si aad uga barato quraanka kariimka ah habka online ka...

Wasiir hore oo sheegay in Xanuuno ka qaaday lacago Xaaraan ah uu cunay !!

Wasiirkii hore ee wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta maamulka Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal oo Warbaahinta la hadlay ayaa shaaca ka qaaday in lacago xaaraan ah...

LAST WEEK NEWS

FESOJ upholds the legal poistion and objection of Goobjoognews Editor’s defense...

The Fedaration of the Somali Journalists (FESOJ) upholds the legal decision by defending lawyers of journalist Abdiziz Ahmed Gurbiye, the editor of the Goobjoog...