Thursday, March 28, 2024

Somaliland oo soo saartay amaro cusub oo uu ka mid yahay in la xiro...

Somaliland ayaa sheegtay inay soo rogayso ammaro cusub oo looga hortagayo faafidda cudurka COVID-19, kadib markii ay maanta soo baxday in saddex kiis oo...

Kiisas hor leh oo cudurka Caronavirus oo laga helay deegaanada Somaliland

Wasaarada caafimaadka iyo daryeelka maamulka Somaliland ayaa war ay soo saartay ku shaacisay in kiisas hor leh oo cudurka Caronavirus in laga helay magaalooyinka...

Biixi, Waraabe & Cirro oo War ka soo saaray wadahadalka Soomaaliya & Somaliland

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay hareero joogaan shir-guddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada, Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Mudane Baashe Maxamed Faarax...

Somaliland: “Soomaalinmo maaha in DF diido kiisaska Coronaviruska aan helnay”

Maamulka Somaliland ayaa jawaab caro leh ka bixiyey hadal shalay ka soo yeeray DF oo sheegayey ineysan aqoonsaneyn kiisaska cudurka COVID-19 ee laga helay...

Cafis loo fidiyay in ka badan 570 Maxbuus oo ku xirnaa Xabsiyada Somaliland (Wareegto)

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu goordhaw soo saaray cafis Madaxweyne ugu fidiyay in ka badan 570-Maxbuus oo ku xirnaa xabsiyada...

Maamulka Somaliland oo xaqiijiyay kiisaskii ugu horeeyey ee cudurka Coronavirus

Somaliland ayaa goor dhow xaqiijisay in degaanadeeda laga helay kiisaskii ugu horeeyey cudurka Coronavirus. Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqday in kiiskii ugu horreeyay...

Jabuuti oo shaacisay in dad ka yimid Magaalada Hargeysa laga helay Coronavirus

Dawlada Jabuuti ayaa sheegtay in la helay kiisas cusub oo la xiriira cudurka Coronvirus ee khalkhalka ku haya meelo ka mid ah caalamka. Saraakiisha Caafimaadka...

Deegaanada Somaliland oo laga mamnuucay in ay yimaadaan dadka ka imaanaya Yurub

Maamulka Somaliland ayaa soo saaray amar deegaanada maamulkeeda uga mamnuucayaan in ay yimaadaan dadka ka imaanaya Qaarada Yurub iyo sidoo kale Waqooyiga Ameerika. Madaxweyne kuxigeenka...

Madaxda & Mucaaradka Somaliland oo si kulul uga hadlay arrimaha deyn cafinta Somalia

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyeyaasha xisbiyada mucaaradka ee WADDANI iyo UCID, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa...

Qaabkii ay u shiri jireen Wasiirada Somaliland oo wax laga bedelay iyo Go’aano kasoo...

Golaha Wasiirada maamulka Somaliland ayaa wax ka bedelay goobtii iyo qaabkii ay u shiri jireen maalin walbo oo khamiis ah, si ay uga hortagaan...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs