Friday, April 19, 2024

Muuse Biixi oo kulan xasaasi ah la qaatay wafdi ka socday dowlada Kenya (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi xalay qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefdi ka socday dalka Keyna, weftigaas oo ka koobnaa xildhibaano, siyaasiyiin maalgashadayaal iyo...

Nin xirnaa funaanad lagu qoray astaanta Somalia oo lagu xiray Somaliland (Sawirro)

Magaalada Gabiley ee maamulka Somaliland ayaa waxaa la soo sheegayaa in caawa lagu xiray Nin xirnaa funaanad ay ku qoran tahay Magaca iyo calanka...

Somaliland oo xiriir diblomaasi la sameysatay Taiwan & Shiinaha oo ka carooday (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Somaliland ay xiriir diblomaasiyadeed la yeelaneyso dalka Taiwan. Heshiiskan ayaa waxaa magaalada Taipei ku kala saxiixday Wasiirka...

Maamulka Somaliland oo ka hadlay sababta loo xiray xaruntii Universal TV ee Hargeysa

Booliska Somaliland ayaa maanta albaabada u laabay xarunta uu telefishinka Universal ku leeyahay magaalada Hargeysa Agaasimaha Universal ee Hargeysa, Maxamed Caabi Digaale ayaa sheegay in...

Muuse Biixi: “Qof aan wadan Passport-ka Somaliland ma tegi karo Somalia” (Sawirro)

Munaasabad ballaaran oo loogu dabbaal-degayo 60-guurada kasoo wareegtay 26-kii June sannadkii 1960-kii oo ah markii ay Somaliland xorriyaddeedii ka qaadatay boqortooyadii Ingiriiska, ayaa xalay...

Somaliland oo jawaab culus ka bixisay hadalkii ka soo yeeray Madaxweyne Deni

Maamulka Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland oo ahaa ineysan aqbali doonin natiijo kasta oo ka soo baxda...

Somaliland oo jawaab kulul ka bixisay hadal ka soo Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Somalia Max'ed Cabdullaahi Farmaajo oo maalintii Sabtidii ka hadlayey furitaanka kalfadhigga Baarlamanka ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo hadal uu sheegay in Madaxweynaha Somaliland...

(Sawirro) Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duleedka degmada Diinsoor

Wararka naga soo gaaraya degmada Diinsoor ee gobolka Baay, ayaa waxa ay sheegayaan in xubno ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay duleedka degmadaasi. Weerar qorshaysan oo...

(Akhriso) Somaliland oo shaacisay go’aan halis ah oo xoojin kara faafida COVID-19

Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay fasaxday ka ganacsiga Qaadka ka dib markii in muddo ah loo joojiyey sababo la xiriira Coronavirus. Qaadka la fasaxay ayaa...

Somaliland oo Somalia ku eedeysay iney fara gelin ku heyso arimaheeda u gaarka ah

Somaliland ayaa ku eedeysay dawladda federaalka ee Soomaaliya inay faro galin ku hayso arrimaheeda gudaha, gaar ahaan xaaladda cudurka COVID-19. Somaliland ayaa si gaar ah...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs