Wednesday, April 24, 2024

Jilaaga ugu Mushaharka badan dunida & qoyskiisa oo laga helay COVID-19

Jilaaga caanka ah ee Dwayne Johnson ayaa sheegay in isaga iyo qoyskiisa uu ku dhacay xanuunka Covid-19 ka dib hadal kooban uu baraha bulshada...

Faahfaahin: Bam xalay lagu weeraray xarun Wasaaradeed oo ku taalla Somaliland

Weerar bambaano oo dhaliyay khasaaro kala duwan ayaa xalay lagu qaaday Xarun Wasaaradda Maaliyada Somaliland ku leedahay Magaalada Boorama ee gobolka Awdal sida ay...

Bushaaro Muhiim ah oo loo hayo Qurbo joogta Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan

Madarasada xifdul quraan online waxay ugu bushaaraynaysaa dadwaynaha jecel barashada quraanka kariimka inay kuu bilawday fasalo cusub, si aad uga barato quraanka kariimka ah habka online ka...

Masuul ka tirsan Maamulka Somaliland oo xilka looga qaaday sabab yaab leh

Wasiirka Waxbarashada Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa xilkii ka qaaday, Agaasimihii Waaxda Manaahijta ee Wasaaradda Waxbarashadaas Cabdillaahi Yaasiin Diiriye. Talaabadan ayaa timid kadib markii...

(Sawirro) Taiwan oo Xafiis diblomaasi oo rasmi ah oo ka furatay Somaliland

Maamulka Jasiirada Taiwan oo sheegta iney yihiin dal ka go’ay Shiinaha ayaa xafiis diblomaasiyadeed ka furtay magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland. Furitaanka xafiiska ayaa saaka...

Muuse Biixi oo tukashada Salaadii Ciida ka dib baaq u diray Shacabka Somaliland (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qayb-galay tukashada salaadda ciidal Adxada. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno kamid ah...

Dowlada Maraykanka oo taageertay heshiiskii diblomaasi ee Somaliland iyo Taiwan

Aqalka Cad ee looga arrimiyo Maraykanka ayaa ammaanay galaangalka diblomaasi ee Taiwan  ka bilowday Bariga Afrika gaar ahaan Somaliland. "Waa guul laga gaaray xiriir diblumaasiyadeed...

Farmaajo & danjiraha Shiinaha oo War ka soo saaray xiriirka Taiwan & Somaliland (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka...

Taiwan oo soo Magacowday wakiilka cusub ee u fadhin doona Somaliland

Taiwan ayaa wakiil cusub oo lagu magacaabo Lou Chen-hwa u magacowday Somaliland sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaarada arrimaha dibeda ee Taiwan. Lou...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs