Thursday, April 25, 2024

Madaxweyne Biixi & wafdi uu horkacayo oo gaaray Magaalada Berbera (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo uga baxay caasimadda Hargeysa, ayaa maanta gaadhay xarunta gobolka Saaxil ee Berbera. Madaxweynaha...

Muuse Biixi oo khudbad ka jeediyey Jaamacadda George Washington, kana hadlay..

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo maanta Khudbad ka jeediyey Jaamacadda George Washington University ayaa uu kaga hadlay Arrimo badan oo khuseeya xiriirka...

Muuse Biixi oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey Magaalada Berbera (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Berbera, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey shacabka iyo qeybaha bulshada. Muuse Biixi...

(Daawo Sawirro) Somaliland oo go’aano culus soo saartay, una digtay dowlada Somalia

Fadhigii 86aad ee Golaha Wasiirrada Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Bixii Cabdi aya laga soo saaray go’aamo muhiim ah oo ku...

(Akhriso) Madaxweyne Biixi oo xilka ka qaaday masuuliyiin kala duwan, kuwo kalena magacaabay

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-328/062019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida...

(Daawo Sawirro) Muuse Biixi oo xariga ka jaray Mashaariic laga hirgeliyey Laascaanood

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku joogay gobolka Sool ayaa maanta xariga ka jaray  mashaariic kala duwan oo xukuumaddu ka...

Ajaaniib lagu weeraray magaalada Berbera iyo Khasaaro ka dhashay (Daawo Sawirada)

Waxaa saakay magaalada Berbera ee maamulka Somaliland lagu weeraray rag ajaaniib ah oo magaaladaasi ka shaqeenayay, waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro u badan dhaawacyo. Inta...

Muxuu Laascaanood ka qabanyay taliye hore ee Danab ka hor inta aan la dilin?

Sabtidii la soo dhaafay waxaa baahay war ku saabsan geerida Maxamed Aadan Suleymaan, nin dhalinyaro ahaa oo soo hugaamiyay ciidamado qaas ah oo ka...

Madaxtooyada Somaliland oo War Kasoo saartay Wadahadalada Soomaaliya iyo Dadaalada uu…

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in ay soo dhaweenayaan in wadahadal yeeshaan Somaliland iyo dowlada Federaalka Soomaaliya, uuna Wadahadalkaasi...

(Sawirro) Muuse Biixi oo shacabka Hargeysa kala qeyb galay tukashada Salaada Ciida

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda Ciidul-fidriga oo ku beegan maanta oo ay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs