Friday, March 29, 2024

Askari ka tirsan ciidanka Somaliland oo dil iyo dhaawac ka geystay Laascaanood

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Magaalada laascaanood ee gobolka Sool waxaa halkaasi xalay lagu dilay askari ka tirsan ciidanka Asluubta Somaliland ee...

Ololaha doorashada Somaliland oo si rasmi ah u bilowday maanta iyo Xisbiga UCID oo..

Ololaha doorashada Baarlamanka iyo goleyaasha degaanka ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday guud ahaan gobolada maamulka Somaliland. Maaddaama xisbiyada mid walba maalin gaar ah...

Muuse Biixi oo ka qeyb galay aaska qoys ku le’day guri ku soo dumay...

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa galabta ka qaybgalay Aas qaran oo xabaalaha magaalada Hargeysa loogu sameeyey qoys Afar ka koobnaa oo kala...

Somaliland oo ka soo horjeesatay Isbaheysi looga dhawaaqay dalka Sacuudiga (Akhriso)

Somaliland ayaa si cad uga soo horjeesatay isbaheysiga dalalka Carabta iyo Afrika ee saran badda Cas oo looga dhawaaqay dalka Sacuudiga. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda...

DEG DEG: Qarax goor dhow bartamaha Magaalada Hargeysa (Faahfaahin hordhac ah)

Qarax ayaa la soo sheegayaa inuu goor dhow oo caawa ah ka dhacay magaalada Hargeysa ee xarunta mamaulka Somaaliland. Sida wararku nagu soo gaarayaan Qaraxa...

Somaliland oo ka hadashay Sababta Itoobiya u bedeshay Wakiilkii u joogay Hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay warar soo baxayay oo sheegayay in mudooyinkii ugu dambeeyay uu xumaaday xiriirkii kala dhaxeeyay dowlada Itoobiya kadib isbadaladii dalkaasi...

Madaxweyne Biixi oo qaabilay danjire Donald Yamamoto & xubno uu horkacayey (Sawirro)

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hoggaaminayo safiirka dalka Maraykanka u qaabilsan  Soomaaliya, Ambassador Donald Y. Yamamoto. Kulankan...

Go’aano kasoo baxay Shir Xasaasi ah oo ka dhacay Madaxtooyada Somaliland

Shir maanta xarunta madaxtooyada Somaliland ku yeesheen saddexda xisbi siyaasadeed ee ka jira Somaliland ayaa laga soo saaray go'aano la xiriira xal u helida...

Muuse Biixi oo boqolaal shacab ah Salaada ciida kula tukaday Hargeysa (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka  ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda ciidal Adxaha. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno kamid ah...

Madaxweyne Muuse Biixi oo qaabilay wafdi ka socday dalka Senegal (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay wefdi ka socda xafiiska Madaxweynaha dalka Senegal ee Galbeedka qaaradda Afrika, Mudane Macky Sall oo...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs