Thursday, March 28, 2024

Somaliland oo amaro yaab leh ku soo rogtay Culimada ka wacdiya Masaajidada

Imaamyada Somaliland ayaa hadda kadib ID card u soo qaadan doono si ay masjidka khudbad uga jeediyaan sida uu sheegayo amar ka soo baxay...

Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo lagu dilay Masuuliyiin oo ka dhacay Buuhoodle

Qarax Ismiidaamin ah uu fuliyay ruux waxyaabaha qarxa jirkiisa kusoo xiray ayaa caawa Salaadii Maqrib kadib waxa uu ka dhacay magaalada Buuhoodle, waxaana qaraxan...

Madaxweyne Muusi Biixi oo shardi adag ku xiray wadahadal ay la galaan dowlada Soomaaliya

Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shuruud adag ku xiray wadahadal ay la galaan dowlada Federaalka Soomaalia, xili beesha caalamka wado dadaalo lagu...

Somaliland oo xabsiga dhigtay masuuliyiin lagu eedeeyey Musuq-maasuq

Somaliland ayaa maanta xirtay masuuliyiin haya xilal dawladeed iyo kuwo hore oo musuqmaasuq lagu soo eedeeyay. Agaasimaha maamulka ee wasaaradda warfaafinta Xasan Maxamuud Muxumed ayay...

Ing. Feysal Cali Waraabe oo ka hadlay sababta loo aqoonsan waayey Somaliland

Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Ing. Feysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Siyaasadda iyo mustaqbalka Somaliland xili shalay loo dabaaldegay Munaasabada 18ka May...

Mucaaradka Somaliland oo ka hadlay geeridii ku timid Marxuum Eng. Yariisow

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadani C/raxmaan Cirro ayaa ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid guddoomiyihii gobolka Benadir iyo duqii Muqdisho Eng. Cabdiraxman Cumar Cisman...

(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Cagjar iyo Taliyaha Ciidanka Somaliland?

Madax-weynaha degaanka Soomaalida Mustafe Muxumad Cumar ayaa la kulmay Wafdi uu hoggaaminayo, Taliyaha ciidamada Maamulka Somaliland oo maalmahan ku sugnaa Magaalada Jigjiga. Waxaa kulankan looga...

Dowladda Britain oo joojisay taageero ay siin jirtay Maamulka Somaliland

Dawladda Britain ayaa joojinaysa taageerada ay Siin jirtay ciidanka Somaliland ee loogu talo galay la dagaalanka argagixisada kuwaasoo kala ah RRU, SPU & CTU-da. Taageerada...

Masuul ka tirsan Maamulka Somaliland oo xilka looga qaaday sabab yaab leh

Wasiirka Waxbarashada Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa xilkii ka qaaday, Agaasimihii Waaxda Manaahijta ee Wasaaradda Waxbarashadaas Cabdillaahi Yaasiin Diiriye. Talaabadan ayaa timid kadib markii...

Wiil dhalinyaro ah oo isku daldalay Magaalada Burco iyo baaritaano socda

Magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa waxaa lagu arkay Maydka Wiil dhalinyaro ah oo loo maleynayo inuu is daldalay. Wiilka oo aan magaciisa la shaacin...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

(Daawo) Ma jeclaan laheyd in lagu caawiyo haddii ay kula soo...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs