Thursday, August 11, 2022

Lamaane Cadaan ah oo Aroos Cajiib ah ku dhigtay magaalada Hargeysa (Daawo Sawirada)

Lamaane Cadaan ah oo u dhashay dalka Canada ayaa aroos cajiib ah oo lagu saleeyay dhaqanka Soomaalida waxa ay ku dhigteen magaalada Hargeysa ee...

Somaliland oo sii deysay Maxaabiis ay ku qabatay dagaalkii Tukaraq (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa munaasabadii 18-kii May, ka sheegay in Somaliland mar walba nabad buuxda u hayso cid kasta, sidaa awgeedna...

Dad ajaaniib ah oo lagu dilay duleedka Hargeysa & Booliska oo ka hadlay

Laba Ruux oo u dhashay dalka Itoobiya ayaa geeriyootay halka laba kale ay dhaawacmeen kadib markii gaari ay saarnaayeen lagu rasaaseeyay duleedka Magaalada Hargeysa...

Muuse Biixi oo kulan xasaasi ah la qaatay guddi uu muran ka taagan yahay...

Madaxweynaha Somaliland oo Kulan La qaatay Guddiga Komishanka Doorashooyinka maamulkaas ee muranku ka taagan yahay ka dib markii ay ka soo horjeesteen xisbiyada mucaaradka Madaxweyne...

Somaliland oo xirtay Lamaane diiday in Hotelkooda lagu Karantiilo dad Dibadda ka yimid

Maamulka Somaliland ayaa dhawaan amar ku bixiyay in la karantiilo mudo 14-cisho ah si loo hubiyo in aysan qabin cudurka Caronavirus dad ka yimid...

Muuse Biixi oo si aan Caadi aheyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Berbera (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo saaka ka amba baxay  Hargeysa, ayaa si ballaadhan oo aan kala hadh-ahayn loogu...

Madaxweyne Muuse Biixi oo qaabilay wafdi ka socday dalka Senegal (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay wefdi ka socda xafiiska Madaxweynaha dalka Senegal ee Galbeedka qaaradda Afrika, Mudane Macky Sall oo...

Culimo banaanka soo dhigay Gefafka iyo khaladaadka diineed ee ku jira xeerka kufsiga ee...

Culimada maamulka Somaliland ayaa bayaan ay soo saareen waxa ay kusoo bandhigeen gafef iyo khaladaad diimeed oo ku jira Xeerka Kufsiga ee maamulka Somaliland...

Somaliland oo jawaab kulul ka bixisay hadal ka soo yeeray Wasiir ka tirsan Xukuumada...

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Somaliland C/raxmaan C/laahi Guri-barwaaqo ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray wasiirka waxbarashada xukuumada Soomaaliya  Cabdilaahi Goodax bare oo ahaa in...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir