Tuesday, April 23, 2024

Muuse Biixi oo kulan xasaasi ah la qaatay wafdi ka socday dowlada Kenya (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi xalay qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefdi ka socday dalka Keyna, weftigaas oo ka koobnaa xildhibaano, siyaasiyiin maalgashadayaal iyo...

Somaliland oo ka hadashay muddo kororsiga DF, Baaqna u dirtay Shacabka Muqdisho

Somaliland ayaa qoraal rasmi ah oo ay kasoo saartay xiisadda siyaasaddeed ee Soomaaliya, waxay walaac kaga muujisay xaaladda hadda ka dhex taagan dawladda iyo...

Madaxweyne Biixi: “Shiinaha nooma yeerin karo Siyaasadeena arrimaha dibeda”

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in ay xukuumad ahaan hore ugu sheegeen mas’uuliyiinta dalka Shiinaha in aanay jirin cid u yeerin karta...

Muuse Biixi oo meel mariyey Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyasha Doorashada Somaliland

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu Xeer Madaxweyne oo sumadiisu tahay  Lr. 18/122022 uu ku meel mariyey Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland. Waxaanu...

Somaliland oo ku dhawaaqday in ay qaadayaan Dagaal qorsheesan oo ka dhan ah Puntland

Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in ay qaadayaan dagaal qorsheesan oo ka dhan ah ciidamada maamulka Puntland iyo ciidamada kale ee dagaalka kula jira...

Somaliland oo War kasoo saartay dagaalkii ay ku dhawaaqday Puntland (Akhriso)

War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Gaashaandhiga Maamulka Somaliland ayaa looga jawaabay guluf dagaal ay shalay ku baaqeen masuuliyiin katirsan maamulka Puntland. Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland ayaa...

Somaliland oo wax lala yaabo ku tilmaantay hadal kasoo yeeray Mustafa Cagjar

Maamulka Soomaalilnad ayaa wax lala yaabo ku tilmaantay hadal dhawaan kasoo yeeray Madaxweynaha Maamulka Soomaalida Itoobiya Mustafa Cagjar oo sheegay in deegaano Soomaaliland kamid...

Qurbo joogta Soomaliyeed oo loo hayo Bushaaro Muhiim ah iyaga iyo Caruurtooda

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan qurbo-joogta soomaliyeed  ee ubadkooda lajecel in ay bartaan quraan kariimka ah iyo shareecada islaamka in Markaska ALBAANI ONLINE oo ah dugsi casri...

Madaxweyne Biixi Oo Soo Xiray Wejiga 1-aad ee Barnaamijka Shaqo Qaran (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u soo xidhay wejiga koowaad ee barnaamujka carbiska dhallinyarada ee shaqo qaran oo...

Masuuliyiin ka tirsan Somaliland iyo shacab ku wada ciiday Hargeysa (Sawirro)

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo salaadda Ciidal Adxada la tukaday kumanaan ka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs