Saturday, April 20, 2024

(Sawirro) Wafdigii IGAD oo la kulmay Xildhibaanada federaalka ee taageersan Axmed Madoobe

Wafdigii ka socday Urur Goboleedka IGAD oo Magaalada Kismaayo u jooga si ay ugu kuur galaan habsami u socdka doorashooyinka Jubbaland ayaa maanta la...

Axmed Madoobe oo AMISOM ka aqbalay qodobo uu ka diiday dowlada Soomaaliya

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa ugu dambeyn lagu qasbay inuu ogolaado labo qodob oo uu aad u...

Dab saaka ka kacay Magaalada Kismaayo & Wararkii ugu dambeeyey (Daawo Sawirro)

Ciidamada Dab-damiska dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ku guuleystay in ay damiyaan dab saaka waaberigii ka kacay xarun ganacsi oo ku taalla Isgoyska Aargo ee...

Wafdigii xaqiiqo raadinta IGAD oo kulamo xasaasi ah ka wada Kismaayo (Daawo Sawirro)

Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo uu hogaaminayo wakiilka IGAD ee Soomaaliya Dr. Maxamed Guyow oo booqasho shaqo ku jooga Magaalada Kismaayo ee...

Ciidamada Milateriga oo talis weyn ka sameysanaya Baardheere & Ujeedada (Sawirro)

Taliska Guutada 10aad ee Ciidamada Xooga Dalka ee Gobalka ee Gedo ayaa sheegay in Magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo laga furayo Taliska laga hagayo...

Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo War cusub ka soo saaray Kismaayo

Guddiga madaxa bannaan ee Xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa faah faahin ka bixiyey halka ay marayso...

Kulan dexmaray Axmed Madoobe & taliyaha AMISOM oo faahfaahin laga bixiyey

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo Saxaafada la hadlay ayaa ka warbixiyay shir ay yeesheen Madaxweynaha Jubbaland oo ay...

Beesha caalamka oo Magaalada Kismaayo u dirtay Wafdi xaqiiqo raadin ah

Maanta waxaa Magaalada Kismaayo ee xarunta Kmg ah ee Jubbaland soo gaarey wafdi xaqiiqo raadin ah oo ka socda urur goboleedka IGAD kaasoo uu...

Nabadoono lafahooda kala baxsanaya Kismaayo & sababta ka dambeysa

Caburin, handadaad iyo cabsi gelin la sheegayo in lagu hayo odayaasha beelaha Jubbaland ayaa saacadba saacada ka dambeysa iska soo tareysa magaalada Kismaayo kuwaasoo...

Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo ka jawaabay eedeymo loo jeediyey (Akhriso)

Guddiga Madaxa banaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland oo war saxaafadeed soo saarey ayaa ka warbixiyey wixii u qabsoomey maalintii la magacaabey illaa hadda. War...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs