Friday, March 29, 2024

Nabadoon Mucaarad ku ahaa Axmed Madoobe oo caawa lagu dhaawacay Kismaayo

Wararka ka caawa ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose ayaa sheegaya in kooxo hubeesan ay halkaasi dhaawac xoogan ugu geesteen Nabadoon...

Axmed Madoobe oo arimo Xasaasi ah ka hadlay Hanjabaad culus hawada soo mariyay

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta markii ugu horeesay Warbaahinta kula hadlay magaalada Kismaayo tan iyo markii dib loogu doortay...

Jubbaland oo shaacisay Shuruudaha adag ee dowlada ku xirtay sii deynta Wasiirka Amniga Jubbaland

Wasiirkii Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa mudo ku dhaw labo isbuuc ku xiran xabsi kuyaala magaalada Muqdisho, kadib markii ciidamada amaanka kasoo xireen...

Dagaal Khasaaro geestay oo dhax maray ciidamada dowlada iyo Al Shabaab

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa weerar xoogan ku qaaday saldhig ciidanka milatariga Soomaaliya ku leeyihiin magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka...

Maxaa ka jira in dowladda Somalia shuruudo ku xirtay sii deynta Cabdi Janan?

Guddi la sheegay inuu ka socday Waxgaradka Gedo & Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in shuruudo adag lagu xiray sii deynta Wasiirka amniga Jubbaland Cabdi...

Saameyn adag oo ka dhalatay go’aankii DF ku soo rogtay dayuuradaha taga Kismaayo

Iyadoo toddobaad laga joogo markii Hay’adda duulista hawada ee Soomaaliya ay shirkadaha diyaaradaha ku wargelisay in dhamaan duullimaadyada caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ee...

Baarlamaanka Jubbaland oo War kasoo saaray Xayiraada Diyaaradaha iyo Xariga Janan (Sawirro)

Baarlamaanka maamulka Jubbaland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa waxa ay kaga hadleyn xayiraada dowlada federaalka Soomaaliya kusoo rogtay diyaaradaha taga Kismaayo...

(Sawirro) Dibad-baxyo looga horjeedo DF oo ka socda degaano ka tirsan Jubbooyinka

Degaano ka tirsan gobolada Jubbooyinka ayaa waxaa saaka ka socda banaanbaxyo looga soo horjeedo xariga ay dowladda federaalka Soomaaliya u geysatay Wasiirkii Amniga Jubbaland...

War Saxaafadeed Xasaasi ah oo goordhaw kasoo baxay Maamulka Jubbaland (Akhriso)

War Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Jubbaland ayaa looga hadlay go'aanadii dhawaan kasoo baxay golaha Wasiirada Soomaaliya iyo amarkii lagu soo rogay diyaaradaha...

Banaan bax looga soo horjeedo Go’aankii Dowlada oo ka socda Kismaayo (Daawo Sawirada)

Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka socda banaan bax looga soo horjeedo go'aankii kasoo baxay Dowlada federaalka Soomaaliya ee lagu...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs