Saturday, April 20, 2024

Dowlada Somalia oo War cusub ka soo saartay xayiraadii saarneyd Magaalada Kismaayo

Illaa Dhowr diyaaradood ayaa maanta ka dagay garoonka diyaaradaha Kismaayo, iyadoo duulimaadyadii Muqdisho iyo Kismaayo ay dib u bilowdeen. Isbedelkan ayaa yimid ka dib markii...

Jubbaland oo War cusub kasoo saartay Caleemo saarkii Axmed Madoobe (Akhriso)

War qoraal ah oo goordhaw kasoo baxay xarunta Madaxtooyada maamulka Jubbaland ayaa lagu shaaciyay in dib loo dhigay xaflada caleemo saarka Madaxweynaha Jubbaland Sheekh...

Madax hore iyo Siyaasiyiin Caan ah oo laga yaabo in Diyaarado Milatari ku tagaan...

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa xanibtay duulimaadyadii aadi jiray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland, halkaas oo la filayo in dhawaan ka dhacdo...

Hey’adda Duulista Hawada oo go’aan culus ka soo saartay duulimaadyada Kismaayo

Hey’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa soo saartay manta mar kale amar gebi ahaanba lagu hakiyay duulimaadyadii tegi jireen Kismaayo laga bilaabo maanta oo ku...

Jubbaland oo ka hadashay Is hortaagii maanta lagu sameeyay Sheekh Shariif (Akhriso)

War Saxaafadeed Caawa kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa looga hadlay is hortaagii maanta dowlada federaalka Soomaaliya ku sameeysay Madaxweynhihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif...

Madaxweynihii hore ee Somalia oo laga hor joogsaday inuu u duulo Kismaayo

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna hoggaamiyaha xisbiga Himilo Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo xubno la socda ayaa muddo saacado ah ku xayirnaa groonka...

Kismaayo: Dhiiga Qubanaya Qareen iyo Qaran Ma Leeyahay !! ?

Tan iyo intii la guddogalay hawlaha doorashooyinka Jubbaland nabaddoonkii saddexaad ayaa weerar loogu gaystay gudaha magaalada Kismaayo. Haddaba, su’aasha mudan iswydiinta ayaa ah maxaa loo...

Dowlada federaalka oo duulaan ku ah Kismaayo iyo baaq loo diray beesha Caalamka (Akhriso)

Maamul goboleedka Jubbaland ayaa ku eedeeyay dowlada federaalka Soomaaliya in ay wado qorshayaal ay xiisad uga abuureyso magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose. War...

Dadka dilalka siyaasadeed ka fuliya Kismaayo iyo kuwa soo abaabula oo xogtooda la hayo

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxaa ka dhacay dilal, dhaawac iyo xarig loo geestay Odayaal iyo dad kale oo la sheegay...

Faahfaahin: Kooxo hubeysan oo saddex qof ku dilay degmada Belad-xaawo

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya masuuliyiin kala duwan oo xalay lagu dilay degmada B/xaawo ee gobolka Gedo. Masuuliyiintan oo ka kooban labo nin iyo haweeney...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs