Saturday, April 20, 2024

Jubbaland oo ka Jawaabtay Warkii kasoo baxay dowlada federaalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay soo saartay Habraaca cusub ee doorashada Jubbaland , kadib markii dowlada kasoo horjeesatay doorashadii uu kasoo...

C/naasir Seeraar oo u digay Madaxda iyo Siyaasiyiinta Kismaayo u tageysa Caleemo saarka

C/naasir Seeraar Maax oo kamid ah Siyaasiyiinta sida weyna uga oo horjeeda Sheekh Axmed Madoobe sidoo kale Koox taageersan Kismaayo ugu doorteen in uu...

Wafuud kale oo maanta kusii jeeda magaalada Kismaayo iyo dowlada oo …

Waxaa maanta la filayaa in magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland gaaraan wafuud kala duwan oo ka qeyb galeysa caleemo saarka Madaxweynaha...

Shariif Xasan: “Waa nasiib saro in hawadii Somalia laga dhigo xabad shacabka lagu dhibaateeyo”

Madaxweynahii hore ee Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay iney Kismaayo u tageen sidii ay dadka reer Jubballand ula qaybsan lahaayeen...

Yaa iska leh dayuuradii maanta jebisay xayiraadii DF ku soo rogtay Kismaayo? (Xog-hoose)

Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyey in ugu dambeyn ay xal u heleen muhkiladii ka heysatay sidii ay Kismaayo ku soo ku soo gaari lahaayeen wufuuda...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo maanta bixiyay lacag lagu dhisayo Buundo burburtay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta bixiyay 317,000 oo doollar oo dib loogu dhisayo buundada degmada Baardheere ee gobalka...

Nabadoon Axmed Jaamac Qalyar oo u geeriyooday Dhaawacii loo geestay

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxaa ku geeriyooday Allaha u naxariistee Nabadoon Axmed Jaamac Maxamuud Qalyar oo kamid ah waxgaradka ugu...

Duqeyn dad shacab ah iyo Xoolo badan lagu dilay oo ka dhacday Deegaanka Hosingow

Wararka ka imaanaya deegaanka Hoosingoow ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in xalay halkaasi ay ka dhacday duqeyn xoogan oo lagu dilay dad shacab...

Nabadoon dhaliila Maamulka Axmed Madoobe oo Kismaayo lagu xiray

Ciidamada Booliska Maamulka Jubbaland ayaa hoygiisa magaalada Kismaayo kala baxay Nabadoon caan ah oo lagu magacaabo Cabdi Colow. Nabadoonka oo heysta dhalashada dalka Canada ayaa...

Akhriso Warqad uu Sheekh Axmed Madoobe usoo diray Madaxweyne Farmaajo 

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa warqad uu ku cadeenayay sababaha uu  maamulkiisa ku qaaday ka qeyb galka shirka Madasha...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs