Saturday, April 20, 2024

Gabdho loo balan qaaday Masuuliyiinta ka qeyb gashay Caleemo Saarka Axmed Madoobe

Waxaa magaalada Kismaayo ka socota munaasabad lagu caleemo saarayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe),waxaana munaasabada ka qeyb galaya madax kala duwan...

Wararkii Ugu Dambeeyay Caleemo saarka Axmed Madoobe iyo Xaalka Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbalabd waxaa saacadaha soo socda lagu wadaa in ay ka dhacdo munaasabad weyn oo lagu caleemo saarayo...

Jubbaland oo Caleemo saarka Axmed Madoobe ku casuuntay Wadamada Dariska

Waxaa saacadaha soo socda lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose lagu caleemo saaro Madaxweynaha sharciyadiisa shakiga la galiyay ee Jubbaland...

Kenya oo shaacisay iney wafdi culus u direyso caleemo saarka Axmed Madoobe

Kenya ayaa wafdi u direysa magaalada Kismaayo si ay uga qeyb galaan caleemo saarka Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). Hogaamiyaha aqlabiyadda Kenya, Aadan Barre...

Shiikh Shariif oo ka digay in soddon sano ka dib dalka lagu celiyo nidaam...

Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa nasiib daro ku tilmaamay in soddon sano kadib Soomaaliya loo celiyo nidaam kali talis ah. Shariif ayaa...

Madaxdii Kismaayo gaartay oo wada kulamo u muuqda dhoolatus Siyaasadeed (Sawirro)

Waxaa magaalada Kismaayo ka socda galabta illaa caawa kulamo u muuqda dhoolatus siyaasadeed oo ay sameynayaan madaxii maanta gaartay halkaas si ay uga qeyb...

(Sawirro) Shiikh Shariif, Xasan Shiikh, C/raxmaan C/shakuur & xubno kale oo Kismaayo gaaray

Ka dib markii dowlada Somalia ay qaaday xanibaadii saarneyd duulimaadyada magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhoofay, wufuud ay kala horkacayaan madaxdii...

Daawo Sawirada: Madaxweyne Deni iyo Wafdigiisa oo lagu soo dhaweeyay Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxaa ka degtay diyaarad magaalada Garawe ka qaaday Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni iyo wafdi...

Xubnihii Kismaayo u tegay caleemo saarka Axmed Madoobe oo la geeyey Goobweyn (Sawirro)

Waxaa Maanta degaanka Goobweyn ee Gobolka Jubbada Hoose marti qaad loogu sameeyay xubnihii dhowaan gaaray magaalada Kismaayo si ay uga qaybgalaan Munaasabada Caleemo saarka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs