Friday, April 19, 2024

Shacab careesan oo banaan bax ka dhigaya qeybo kamid ah magaalada Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo banaan bax ay dhigayaan shacab ka...

Faah Faahino kasoo baxaya Ganacsade caan ah oo lagu dilay magaalada Kismaayo

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa xalay fiidkii magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxa ay ku dileen Ganacsade caan ah oo sidoo...

Madaxweyne Deni oo la shiray odayaal dhaqameedyo taageersan Axmed Madoobe (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan is-xogwaraysi ah kula qaatay caasimadda KMG ee Kismaayo Isimada, Nabadoonada iyo Wax-garadka Jubbaland ee taageersan Axmed...

Axmed Madoobe oo dalbaday Wadahadal iyo Heshiis uu la gaaro dowlada federaalka

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo xalay ka hadlay munaasabad lagu sagootinayay wafuudii ka qeyb gashay caleemo saarkiisa ayuu ku shaaciyay in...

(Daawo Sawirro) Xaflad sagootin ah oo caawa ka socota Magaalada Kismaayo

Guriga martida ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa caawa ka socota xaflad balaaran oo lagu sagootinayo madax kala duwan, siyaasiyiin iyo xildhibaano u tagay Magaalada...

Axmed Madoobe oo Marti-qaaday Madaxdii soo xaadirtay caleemo saarkiisa (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta duleedka Magaalada Kismaayo marti qaad ugu sameeyay Martidii ka qaybgashay Munaasabada Caleemo saarkiisa. Madaxda Martiqaadka...

Sargaal kasoo goostay Al Shabaab oo lagu dilay Kismaayo iyo Al Shabaab oo ka...

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in xalay magaaladaasi kooxo hubeesan ku dileen nin horey uga tirsanaa...

Banaan bax looga soo horjeeday Caleemo saarka Axmed Madoobe iyo Kenya oo la dhigay

Wararka ka imaanya magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta halkaasi ka dhacay banaan bax balaaran oo looga soo horjeeday caleemo...

Axmed Madoobe oo baaq culus u diray hogaanka sare ee dowladda Soomaaliya

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in dib u doorashadiisa kadib ay socdaan dadaalo lagu xalinayo wixii tabashooyin ah ee jira albaabaduna ay...

Xildhibaan Aadan Barre oo shaaciyey sababta Kenya u taageereyso Jubbaland

Xildhibaan Aadan barre Ducaale oo ka mid ah Xildhibaanada ka socda dowladda Kenya ee ka qeyb galay xafladii caleema saarka Axmed Madoobe ayaa sheegay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs