Thursday, April 25, 2024

Dowlada Kenya oo amar cusub ku soo rogtay duulimaadyada ka baxa Kismaayo

Hay’adda Duullimaadka rayidka Kenya ayaa amar cusub oo dhinaca duulimaadka ah ku soo rogtay Dayuuradaha ka duula Kismaayo ee ku wajahan Magalada Nairobi. Amarkan ayaa...

Al-Shabaab oo lagala wareegay degaano cusub & Saraakiil War ka soo saaray

Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka ee degmada Baardheere ayaa sheegay iney wadaan howlgal ballaaran oo Al-Shabaab ay kaga saarayaan degaanno dhaca Galbeedka degmada Baardheere. Howlgalkan ayey...

Axmed Madoobe & C/naasir Seeraar oo heshiis hordhac ah ku gaaray Nairobi

Xalay waxaa kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Nairobi Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo C/Naasir Seeraar oo ka mid ah Xubnaha mucaaradsan ee ka...

(Sawirro) Axmed Madoobe iyo Feysal Cali Waraabe oo kulan ku yeeshay Nairobi

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta Magaalada Nairobi kula kulmay Feysal Cali Waraabe Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Somaliland. Labada Mas’uul ayaa booqasho ku joogay...

Ciidamo Kenyan ah oo garab siinaya Jubbaland oo lasoo dhoobay Xadka gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya degmada Ceel Waaq ee goobolka Gedo ayaa sheegaya in xadka Soomaaliya iyo Kenya wadaagaan gaar ahaan dhinaca Ceel Waaq lasoo dhoobay...

Axmed Madoobe oo safarkii ugu horeeyey dibeda ku aaday tan & dib u...

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa goor dhow ka dhoofay magaalada Kismaayo isagoo ku sii jeeda Magaaladda Nairobi. Axmed Madoobe ayaa dayuurad gaar ah ka...

Sadex gudoomiye degmo oo loogu hanjabay xil ka qaadis, haddii aysan ka laaban..

Madaxweyne ku-xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa mar kale dowladda federaalka ku eedeeyay inay faragelin ku hayso qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Gedo,...

Axmed Madoobe: “Intan ka badan kama aamusnaan karno waxa ka socda gobolka Gedo”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta 21-Nofeembar-2019 shir gudoomiyey shirka todobaadlaha ah ee golaha wasiirada Dowlad Goboleedka Jubbaland. Madaxweynaha ayaa ugu...

Ciidamo huwan ah oo Al Shabaab kala wareegay deegaano ay gacanta ku hayeen

Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howlgal milatari ka fuliyay deegaano katirsan gobolka Jubada Hoose ay maamulayeen Al...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs