Tuesday, April 23, 2024

Axmed Madoobe oo furay Shir ay soo qaban qaabisay Dowlada Federaalka (Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa goor dhow magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka furay shir ay soo...

Dowlada federaalka oo beri shir Muhiim ah ka fureysa Kismaayo iyo Ujeedka Shirkaasi oo..

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxaa gaaray wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Maaliyada Xukuumada federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle. Wasiirka Maaliyada ayaa la...

Madaxweynaha Jubbaland & Wakiilka QM oo shir jaraa’id ku qabtay Kismaayo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha guud ee...

Danjire James Swan & Axmed Madoobe oo kulan xasaasi ah ku leh Kismaayo

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan oo maanta gaaray magaalada Kismaayo ayaa kulan la qaatay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed...

Ciidamo isku dhiibay Al-Shabaab & Axmed Madoobe oo ka hadlay cida sababtay

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dowladda federaalka ku eedeeyey inay qas iyo Amni daro ka waddo degmooyin ka tirsan gobolka Gedo. Axmed...

Maraykanka oo War ka soo saaray duqeyn lagu dilay sarkaal ka tirsan Al-Shabaab

taliska Ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa lagu sheegay in  duqeyn ay  Mareykanka ka fuliyeen deegaanka Dujumma ay ku dileen...

Maamulka Jubbaland oo digniin culus siiyay xoogaga Al-Shabaab ee ku sugan Jubbooyinka

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegtay in howlgal weyn oo ka dhan ah Al-Shabaab ay dhawaan ka bilaabi doonaan degaanada Jubbooyinka ee kooxdaas ay maamusho. Taliyaha...

Dagaal khasaare kala duwan geystay oo ka dhacay degaanka Qooqaani

Dagaal culus oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay deqaanka Qooqaani oo ku dhow xadka gobolka Jubada hoose uu la wadaago dalka...

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal dad kala duwan lagu soo qabtay (Daawo Sawirada)

Ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa howlgal gaar ah waxa ay ka fuliyeen gudaha Degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo iyo deegaano...

Jubbaland oo xilalkii ka qaaday Masuuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Gedo (Akhriso)

Digreeto kasoo baxdey Xafiiska Madaxweyne kuxigeenka 2aad ee Jubbaland mudane C/Qaadir Caaji Maxamuud ayaa xilka lagaga qaadey qaar kamid ah maamulka gobolka Gedo halka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs