Thursday, April 25, 2024

Axmed Madoobe oo shaaciyay hal arin ay isaga mid yihiin Dowlada Federaalka iyo Al...

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo maanta khudbad ka jeediyay furitaanka kalfadhiga Baarlamaanka Jubbaland ayaa eedeymo badan u jeediyay dowlada federaalka Soomaaliya. Axmed...

Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland oo sheegay in uu joogo halka loo yaqaan No man’s land

Madaxweyne Ku xigeenka koowaad ee maamulka Jubaland, Maxamuud Sayid Aadan oo la hadlay Idaacada BBC-da ayaa ka warbixiyay dagaalkii dhawaan ciidanka Jubbaland looga saaray...

Jubbaland oo hakisay ka qeyb galka shirarka deyn cafinta ee ay waddo DF (Akhriso)

Wasaaradda maaliyada Jubbaland ayaa hakisay ka qeyb galka shirarka looga arrinsanayo arrimaha maaliyada iyo deyn cafinta ee ay Hormuudka ka tahay DFS. Qoraal ay soo...

Cabdirashiid Janan & ciidankiisa oo loo qabtay iney 24 saac kaga baxaan Mandhera

Xildhibaannada iyo mas’uuliyiinta Soomaalida Kenya ee laga soo doorto degmada xadka ku taalla ee Mandhera oo galabta shir jaraa'id qabtay ayaa mar kale sheegay...

Ciidamada Kenya oo Madaafiic ku garaacay Balad Xaawo iyo Ciidamo badan oo xadka lasoo...

Ciidamada milatariga Kenya ee ku sugan xadka u dhaxeeya degmooyinka Balad Xaawo iyo Mandheera ayaa lagu soo waramayaa in madaafiic saakay ku garaaceen xaafado...

Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada Balad Xaawo iyo halka ay ku dambeeyeen Ciidankii Jubbaland

Wararka ka imaanaya degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in saakay xaalada tahay mid degan, waxaana degmadaasi si buuxda gacanta ugu haya...

Hogaamiyihii Ahlu suna Macalin Max’uud oo safar qarsoodi ah ku jooga Garoowe

Hogaamiyaha Ahlu-suna Macalin Maxamuud Shiikh Xasan oo shalay ka dhoofay magaalada Dhuusamareeb ayaa la sheegay inuu socdaal qarsoodi ah ku joogo magaalada Garowe ee...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Balad Xaawo iyo ciidamada dowlada oo gurmad badan helay

Duleedka degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo waxaa maanta ka qarxay dagaal u dhaxeeya ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya iyo ciidamada Daraawiishta Jubbaland uu hogaaminayo...

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada dowlada iyo kuwa Jubbaland oo ka bilowday Balad Xaawo

Wararka ka imaanaya degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas goordhaw ka bilowday dagaal u dhaxeeya ciidamo taabacsan dowlada federaalka Soomaaliya...

Ciidamada dowlada oo howl gal hub lagu soo qabtay ka fuliyay guriga Cabdirashiid Janan

Ciidamada booliiska Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Haram Cad ayaa howlgal qorsheesan ka fuliyay guri uu leeyahay Wasiirka amniga...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs