Friday, March 29, 2024

(Sawirro) Axmed Madoobe & C/rashiid Xiddig oo saaka ku laabtay Magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ay wehelinayaan Xildhibaan Cabdirashiid Xidig iyo Sheekh Daahir oo kamid ah xubnaha isbadal doonka Jubbaland...

Jubbaland oo amaro la xiriira cudurka COVID-19 ku soo rogtay Masaajidada Kismaayo

Guddiga ka hor tagga iyo u diyaar garowga Cudurka Coronavirus u qaabilsan Jubbaland ayaa maanta kulan ku yeesheen Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay soo...

Wadahadalo Nairobi uga socday Madaxweynaha Jubbaland iyo Siyaasiyiin kasoo horjeeday oo …

Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa sheegaya in guul iyo is afgarad uu kusoo dhamaaday wadahadalo maalmihii lasoo dhaafay magaaladaasi...

Al Shabaab oo soo bandhigtay meydadka askar ay dagaal ku dileen (Daawo Sawirada)

Xarakada Al Shabaab ayaa degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose kusoo bandhigay meydadka askar ay sheegeen in ay katirsanaayeen ciidamada Jubbaland oo lagu dilay...

Kiisaskii ugu horeeyey Coronavirus oo laga helay magaalada Kismaayo

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha dowlad goboleedka Jubbaland Maxmaed Warsame Darwiish oo ah guddoomiyaha guddiga ka hortaga Caabuqa Corona Virus ee Jubbaland ayaa Telafishinka Dowlad...

Faahfaahin: Dagaal culus oo dhexmaray Ciidamada Danab iyo Xoogaga Al-shabaab

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dagaal geystay khasaaro kala duwan oo Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Mareykanka uu tababaray...

Madaxweynaha Jubbaland oo amar ku bixiyay in gacan bir ah lagu qabto dadka ku...

War qoraal oo kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa looga hadlay dagaal dhiig badan ku daatay oo maalmihii lasoo dhaafay...

Al Shabaab oo weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday Ciidamol Itoobiyaan ah

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa weerar culus oo isugu jiray qaraxyo iyo mid toos ah waxa ay ku qaadeen kolonyo...

Dagaal dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Duleedka magaalada Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta kMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in dagaal saacadihii lasoo dhaafay ka socday duleedka Kismaayo lagu dilay...

Qarax lagu weeraray kolonyo ay wateen ciidanka Itoobiya iyo khasaare ka dhashay

Qarax khasaare geystay ayaa kolonyo ay wateen ciidamada Itoobiya lagula eegtay degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Warka...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs